Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidamada Xoogga Dalka howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta
    June 7, 2025
    Guddoomiyaha SODMA oo Geneva kaga qayb galay madasha caalamiga Yareynta Khataraha iyo Musiibooyinka
    June 7, 2025
    Guddoomiyaha jannaale: Cadowga Khawaarijta waan dabar jaraynaa
    June 7, 2025
    Ciidanka daraawiishta Puntland oo burburiyey Talisyo khawaarijtu ku lahayd Togga Baallade
    June 6, 2025
    Guddoomiyaha aqalka sare iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay
    June 6, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Israa’iil oo duqeymo ka geysatay koonfurta Lubnan
    June 6, 2025
    Xamaas oo muujisay in aysan ku qanacsaneyn qorshaha Maraykanka ee Gaza
    May 30, 2025
    Trump oo xannibay awoodda Jaamacadda Harvard ee diiwaangelinta ardayda caalamka
    May 23, 2025
    Shaqaale ka tirsan Safaaradda Israel oo Washington lagu dilay
    May 22, 2025
    Hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta oo ka socda Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe
    May 20, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    ‘Safarka Dalxiiska iyo Nabadda ee Halyeeyada’ (WARBIXIN)
    May 28, 2025
    ‘Macawisleyda gobolka Hiiraan oo muujiyey Dhabar adeeg iyo Geesinimo (WARBIXIN)
    May 24, 2025
    “Janno Aakhira iyo Jiritaan Xornimo u Jahaad gala”
    May 21, 2025
    Xuska 15-ka May ee Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
    May 15, 2025
    Sahmintii Shidaalka oo heer gabagabo ah soo gaaray (WARBIXIN)
    May 6, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Bulshada Soomaaliyeed ee Uganda ku dhaqan oo taageeray waxqabadka dowladda
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Bulshada Soomaaliyeed ee Uganda ku dhaqan oo taageeray waxqabadka dowladda
Wararka

Bulshada Soomaaliyeed ee Uganda ku dhaqan oo taageeray waxqabadka dowladda

By Sonna Whiteka
Last updated: February 11, 2020
2 Min Read
Share

Kampala (SONNA)- Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Uganda oo la hadlayay xafiiska Warbaahinta Qaranka Kampala ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ee uu horkacayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay sameysay waxqabad muuqda oo oo bulshada Soomaaliyeed indhahooda ku arkeen.

Cabdiwahaab Sheekh Ibraahin oo ka mid ah dadka Soomaaliyeed oo Kampala dagan ayaa sheegay in Soomaaliya dowlad ka jirtay 8 Febraayo 2017 hasayeeshee uu jiray habacssnaan iyo dowladda oo aan u dhisnayn ciidan Qaran oo dalka cadowgabka difaaca, iyadoo hadda muuqato in ciidankii Xooga Dalka Soomaaliyeed maanta dib u habayn iyo tirakoob rasmi ah lagu sameeyay ayna heleen xuqiiqdii ay xaqqa u laheen.

Samadoon Cumar oo ka mid ah Soomaalida Uganda dagan ayaa sheegay dowladda Soomaaliya ku bogaadiyay shaqada Qaran ee Dalka iyo Dadka u qabteen muddadii seddexdii sano ee shaqaynaysay, isagoo xusay in waxqabadka laga xusi karo guulaha ay kasoo hoysay xariirka Arrimaha Dibadda iyo in dowladda loo madax baneeyo howlaheeda gudaha.

Cabdifataax Cabdullaahi Xasan ayaa dhankiisa sheegay in Madaxweyne Farmaajo lagu xasuusan doono soo noolayntii iyo dib u dhiskii uu ku sameeyay goobahii taariikhiga ahayd sida taalooyinkii dhawaan Xamar laga hirgaliyay iyo in ilaa hadda aysan jirin shaqaale dowladda ah oo aan mushaar qaadan.

Canab Cabdullaahi  ayaa sheegtay in ay aad ugu faraxsan tahay waxqabadka muuqdo ee dowladdeena qabatay ee uu horkacayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, una rajaysay in inta u dhiman waxqabad intan ka badan sii qabato.

Ugu dambeyntii shacabkan oo aad u badan oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa dhammaan u sheegay in ay dowladda aad ula dhacsan yihiin waxqabadka ay sameysay muddadii ay jirtay.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Ciidamada Xoogga Dalka howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Muqdisho,(SONNA):- Horjoogeyaal kale oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa ku geeriyooday howlgal qorshaysan oo si…

June 7, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Lafta Gareen oo la kukmay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka deganyahay muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha…

Wararka
September 15, 2020

Xoghayaha Joogtada Ah Ee Xafiiska R/Wasaaraha iyo Agaasimayaasha Guud Oo Ka Shiray Hannaanka Shaqo ee Xilliga Kala Guurka “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)- Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaarah, Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi ayaa guddoomiyay shirka agaasimayaasha guud ee wasaaradaha…

Wararka
July 2, 2020

Ciidanka ammaanka Caasimadda oo gacanta ku dhigay dhagar qabe katirsan khawaarijta

Miuqdisho(SONNA):-Ciidanka ammaanka Caasimadda ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmada Hodan ee magaalada Muqdisho waxay ku soo Qabteen dhagar qabe ka…

Wararka
May 14, 2023

Madaxda W/Gaashaandhigga XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida agaasime ka tirsanaa wasaaradda

Wararka
January 15, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023