Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka gaashaandhigga oo Istanbul uga qaybgalaya bandhigga qalabka Militariga
    July 23, 2025
    Hawlgal lagu naafeeyey Khawaarijta oo Hiiraan ka socda
    July 23, 2025
    Wasiirka cadaaladda oo qaabilay wakiilka Qaramada Midoobay
    July 23, 2025
    Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul
    July 23, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Cristiano Ronaldo oo Xalay barbareeyey Rikoodh uu horay u haystay halyeyga reer France ee Michel Platini.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Cristiano Ronaldo oo Xalay barbareeyey Rikoodh uu horay u haystay halyeyga reer France ee Michel Platini.
Ciyaaraha

Cristiano Ronaldo oo Xalay barbareeyey Rikoodh uu horay u haystay halyeyga reer France ee Michel Platini.

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 21, 2020
1 Min Read
Share

Turin(SONNA)-ย Cristiano Ronaldo ayaa u sii wada bandhigiisa cajiibka ah uu ka sameynayo kooxda Juventus, isla markaana waxa soo xalay barbareeyey halyeyga reer France ee Michel Platini.

Ronaldo ayaa xalay guul ku hoggaamiyey kooxdiisa Juventus kulankii ay la ciyaareen naadiga Parma horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga, kaddib markii uu labo jeer shabaqa soo taabtay ciyaar ku dhammaaday 2-1.

Weeraryahanka reer Portugal ayaa qaab ciyaareed wanaagsan ka sameynaya kooxdiisa Juventus, kaddib markii uu dhaliyay 11 gool, dhamaan todobadii kulan ugu dambeeyay oo ay Bianconeri ka ciyaartay horyaalka Talyaaniga.

Cristiano Ronaldo ayaa doonaya inuu halkiisa ka siiwado taxanihiisa gooldhalineed uu ka sameynayo Juventus, marka lagu darro inuu gaaray rikoodh shaqisyadeed ee kale.

35-sano jirkaan CR7 kaddib markii uu xalay shabaqa booqday labo jeer waxa uu gaaray oo uu soo barbareeyey rikoorrada halyeeyada kooxda Juventus ee Michel Platini xilli ciyaareedkii 1983- 1984 iyo Roberto Bettega xilli ciyaareedkii 1979-1980, kaddib markii ay goolal ka dhaliyeen 7 kulan xiriir ah horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka gaashaandhigga oo Istanbul uga qaybgalaya bandhigga qalabka Militariga

Istanbul (SONNA): Wasiirka gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa uga qeybgalaya Bandhigga Caalamiga ah…

July 23, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo ku dhawaaqday in la hakiyay muddo seddex cisho ah tartankii kubadda Cagta

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS iyo Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo ku dhawaaqay in muddo seddex cisho ah la hakiyey…

Ciyaaraha
January 13, 2024

Kooxda Real Madrid oo u dhaqaaqeysa daafac ka tirsan Paris Saint-Germainโ€ฆ (Meeqa milyan oo gini ayay ku doonaysaa?)

Madrid (SONNA)- Macallinka kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa la soo warinayaa inuu doonayo inuu u dhaqaaqo soo xero…

CaalamkaCiyaaraha
October 17, 2019

Horudhac: Dekedda vs Horseedโ€ฆ (Labada kooxood oo raadinaya guushoodii ugu horreysay ee Tartanka General Daaโ€™uud & Xogta kulanka)

Muqdisho(SONNA)-Kooxaha Dekedda FC iyo Horseed ayaa galabta ku ballansan Garoonka Eng Yariisoow Stadium (Ex Koonis) ciyaar ka tirsan koobka General…

Ciyaaraha
November 2, 2019

Macalin Ole Gunnar Solskjรฆr oo si weyn u ammaanay Klopp kahor kulanka ay caawa ku wada ciyaari doonaan Anfield

Manchester(SONNA)-ย Macalinka kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjรฆr ayaa si weyn u ammaanay qaab ciyaareedka naadiga uu hoggaamiyo…

Ciyaaraha
January 21, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023