Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka
    April 22, 2026
    Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta
    April 22, 2026
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Macalin Ole Gunnar Solskjær oo si weyn u ammaanay Klopp kahor kulanka ay caawa ku wada ciyaari doonaan Anfield
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Macalin Ole Gunnar Solskjær oo si weyn u ammaanay Klopp kahor kulanka ay caawa ku wada ciyaari doonaan Anfield
Ciyaaraha

Macalin Ole Gunnar Solskjær oo si weyn u ammaanay Klopp kahor kulanka ay caawa ku wada ciyaari doonaan Anfield

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 21, 2020
2 Min Read
Share

Manchester(SONNA)- Macalinka kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa si weyn u ammaanay qaab ciyaareedka naadiga uu hoggaamiyo dhigiisa Jürgen Klopp ee Liverpool xilli ciyaareedkan.

Ole Gunnar Solskjær ayaa ku tilmaamay Liverpool inay tahay kooxda ugu fiican xilli ciyaareedkan ee horyaalka Premier League, xilli labada kooxood ay caawa ku balansan yihiin inay wada ciyaaraan.

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa caawa oo Axada ku soo dhaweyn doonto garoonkeeda Anfield naadiga ay xilfaltamaan ee Manchester United, si ay u wada ciyaaraan kulan ka tiran kulamada 23-aad ee horyaalka Premier League.

Haddaba wargeyska “The Guardian” ayaa soo xigtay wareysi uu bixiyay macalin Ole Gunnar Solskjær kahor ciyaarta caawa ka dhici doonto garoonka Anfield, waxaana hadaladiisa ka mid ahaa:

“Waxaan jeclaan lahaa inaan noqdo qofkii ugu horreeyay ee qira in Jürgen Klopp uu shaqo weyn ka qabtay kooxda Liverpool”.

“Haddii aad fiiriso Liverpool haatan, waxay guuleysteen 33 kulan, waxayna bar-bardhac galeen 5 kulan, 38-kii kulan ee ugu danbeysay ay ka ciyaareen horyaalka Premier League, waxay qabanayaan shaqo fiican”.

“Waxay ku guuleysan karaan saddex koob xilli ciyaareedkan, aan aragno waxa ay ku guuleysan doonaan bisha May, waxay ciyaari doonaan kulamo badan ee aad u adag”.

“Kulankii ugu dambeeyay ee aan la ciyaarnay Liverpool, waxay ahaayeen kuwa ugu sareeya ee horyaalka, anagana waxaan hal dhibac u jirnay saddexda hoose, waxay u qalmeen ciyaartoyda inay dareemaan cadaadiska, taasoo aan dhicin, si ay arrinta wax uga qabtaan”.

“Waxaan hadda qabnaa kalsooni badan, tani waa waxa aan u baahanahay, maxaa yeelay ku ciyaarista garoonka Anfield waxay u baahan tahay geesinimo”.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Muqdisho 22 Abriil 2026:— Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo…

April 22, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xiriirka Kubadda Cagta oo u xushay garsoor Kaafi Xasan Shiine in uu dhex dhexaadiyo Ciyaarta adag ee galabta

Muqdisho(SONNA):-Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa u xushay in garsooraha heerka caalamiga ah ee Kaafi Xasan Shiine uu dhex dhexaadiyo…

Ciyaaraha
January 29, 2024

Waa kee xiddiga ka tirsan Liverpool ee doonaya inuu noqdo kabtanka joogtada ah ee kooxda?

Liverpool(SONNA)-Mid ka mid ah xiddigaha ugu muhiimsan xilligan la joogo kooxda Liverpool, ayaa wuxuu si cad u sheegay in mustaqbalka…

CaalamkaCiyaaraha
November 1, 2019

Man United oo u gudubtay wareega siddeed dhamaadka Carabao Cup, kaddib markii ay Chelsea kaga soo adkaatay Samford Bridge… +SAWIRRO

London(SONNA)-Manchester United ayaa u gudubtay wareega siddeed dhamaadka koobka Carabao Cup, kaddib markii ay 1-2 kaga soo adkaatay kooxda Chelsea…

CaalamkaCiyaaraha
November 1, 2019

Kulamo ka tirsan horyaalka Somali Premier League oo galabta ka kala dhici doona garoomada Jaamacadaha iyo Eng Yariisow Stadium

Muqdisho(SONNA)- Kulamo ka tirsan horyaalka Somali Premier League ayaa galabta ka kala dhici doona garoomada Jaamacadaha iyo Eng Yariisow Stadium.…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023