Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah
    January 30, 2026
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Horseed vs Raadsan: Kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League oo galabta ka dhaca Garoonka Eng. Yariisow
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Horseed vs Raadsan: Kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League oo galabta ka dhaca Garoonka Eng. Yariisow
CiyaarahaGudaha

Horseed vs Raadsan: Kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League oo galabta ka dhaca Garoonka Eng. Yariisow

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 21, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA)- Kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League ayaa galabta lagu wada inuu ka dhaco garoonka Eng. Yariisow Stadium ee dhaca degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banadir, kaas oo dhaxmari doona kooxaha Horseed iyo Raadsan.

Ciyaartan ayaa ah mid aad u xiiso badan maadama labada kooxood ay baadi goob ugu jiraan inay wada guulaha dib ugu soo laabtan, taas oo aan kala jeedo in labada kooxood ay barbaro soo galeen kulankii ugu dambeyay ay horyaalka la soo ciyaareen kooxo kala duwan.

Naadiga Horseed ayaa kulankii ugu dambeyay ay horyaalka ka dheesho waxa ay barbaro goolal laโ€™aan ah 0-0 la soo dhaafi weysay kooxda Mogdisho City Club.

Wiilasha yaabka sanadkan dhigay ee Raadsan ayaa ciyaartii ugu dambeysay waxa ay iyaguna barbaro 2-2 la soo gashay Kooxda Rajo FC.

Kooxda kubadda cagta Raadsan ayaa sanadkan ka soo dalacday horyaalka heerka 2-aad ee dalka waxayna galabta dheeli doonta mid ka mid ah kulamadeeda ugu adag ee horyaalka.

Sidoo kale waa kulankii ugu horreyay ay wajahdo kooxaha ugu waa weyn horyaalka, iyadoo kulanka galabta uu u yahay kulankii 3-aad ee horyaalka ay ka dheesho.

Hoggaamiye Cabdijoon ayaa taariikh wanaagsan ka haysta kooxaha ka soo dalaca horyaalka heerka 2-aad isagoo yaqaana sida loogu adkaado kooxaha awood dhexaadka ah.

Kooxda Horseed sanadkii la soo dhaafay horyaalka waxay kaga dhammeysatay kaalinta 2-aad, iyadoo labo dhicood loogu qaaday, waxaana ka fara-marooqsatay Dekedda FC.

Ogeysiis Ciyaarta:-

Tartanka:ย Somali Premier League

Kooxaha:ย Horseed FC vs Raadsan

Garoonka:ย Eng Yariisow Stadium

Saacadda:ย 3:30 Galabnimo xilliga geeska Afrika.

ย 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Hay’adda SODMA oo la wareegtay gargaar loogu talagalay dadka danyarta ah

Muqdisho (SONNA):- Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallin Cabdille, ayaa kulan la qaatay Safiirka Isku-tagga Imaaraadka Carabta Danjire…

GudahaWararka
May 10, 2024

Saraakiisha hayโ€™adaha ammaanka iyo madaxda Hormuud oo wada hadal yeeshay

Muqdisho-(SONNA)-Mas'uuliyiin ka tirsan hayโ€™adaha ammaanka iyo shirkadda Hormuud ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta…

GudahaWararka
January 17, 2024

Ciidanka Jubbaland iyo ATMIS oo burburiyay goobo ay ku dhuumaaleysanayeen Khawaarijta

Kismaayo-(SONNA)-Ciidanka hayโ€™adda Nabad sugidda iyo sirdoonka dowlad goboleedka Jubbaland iyo kuwa howlgalka ATMIS ayaa saacadihii la soo dhaafay waxay howlgallo…

GudahaWararka
February 22, 2023

Tallaalka COVID-19 oo si rasmi ah looga daah-furay Gaalkacyo โ€œSAWIRROโ€

Muqdisho (SONNA)-Waxaa Maanta Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ka bilaawday Tallaalk COVID-19. Tallaalka ayaa lagu bilaabay Masโ€™uuliyiinta kala duwan…

GudahaWararka
April 1, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023