Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Shirka Madasha Garsoorayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho
    November 19, 2025
    Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo kulan muhiim ah la qaatay dhiggiisa Dalka Kenya
    November 19, 2025
    Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Kenya.
    November 18, 2025
    Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay guddiga dhaqangelinta qorshaha isbadalka Qaranka
    November 18, 2025
    Wasiirka cadaaladda oo furay aqoon’isweydaarsiga hindise-sharciyeedka Iskaashiga garsoorka caalamiga ah
    November 18, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadaha (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
    Tiigsigii wuu taabbo-galayaa
    October 20, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
Reading: Kooxda Paris Saint-Germain oo heshiiska u cusbooneysiinaysa Neymar Jr
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Kooxda Paris Saint-Germain oo heshiiska u cusbooneysiinaysa Neymar Jr
Ciyaaraha

Kooxda Paris Saint-Germain oo heshiiska u cusbooneysiinaysa Neymar Jr

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 21, 2020
1 Min Read
Share

Paris(SONNA)-Paris Saint-Germain ayaa la warinayaa inay furtay wadahadallada ay ku doonayso in qandraas cusub  uga saxiixato Neymar Jr sida wararku ay sheegayaan.

Xiddiga reer Brazil ee Neymar Jr ayaa qudhiisa la soo sheegayaa inuu furayo heshiis cusboonaysiintiisa kooxda ka dhisan caasimadda Faransiiska.

27-sano jirkaan ayaa PSG kaga soo biiray kooxda Barcelona sanadii 2017-dii markaasoo lagu soo qaatay lacago rikoodhka adduunka ah, laakiin waxaa sii socda wararka la la xiriirinayo inuu dib ugu laabanayo Spain.

Sida laga soo xiganayo Wargeyska Daily Mail Neymar Jr iyo PSG ayaa furtay wadahadallada heshiis korshinta, Neymar ayaana ku faraxsan inuu sii saldhigto caasimadda France.

Xiddigii hore ee Kooxda Santos ayaa PSG u dhaliyay 64 gool, 73 kulan oo uu ka soo muuqday tan iyo sidii uu kaga mid noqday kooxdan.

PSG ayaa xoogga saareysa tartanka Champions League oo ay qeyb ka yihiin kooxaha soo gaaray wareegga 16-ka oo labadii xilli ciyaareed ee ugu dambeeyay ay ka soo hareen kaddib markii ay khasaaro kula kulmeen Kooxaha Real Madrid iyo Manchester United.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Shirka Madasha Garsoorayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa saakay Magaaladda Muqdishu ka daah-furay…

November 19, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Liverool oo iska xaadirisay siddeed dhamaadka Carabao Cup, kaddib kulan 10 gool leyska dhaliyay oo ka dhacay Anfield… +SAWIRRO

Liverpool(SONNA)-Liverpool ayaa u gudubtay wareega siddeed dhamaadka koobka Carabao Cup, kaddib markii ay Arsenal kaga adkaatay, rigoorayaal  5-4 ah, xilli…

CaalamkaCiyaaraha
November 1, 2019

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay tartan horyaalka ah oo ka dhacay Garoonka Eng Yariisow Stadium “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA) Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo ay horkaceysay Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta, Marwo Basma Caamir…

CiyaarahaWararka
March 13, 2020

Garsoore Soomaaliyeed oo caawa dhex-dhexaadin doona Koobka Qaramada Qaaradda Afrika

Abidjan-(SONNA)-Garsoore Soomaaliyeed ayaa caawa markii ugu horraysay dhex-dhexaadin doona ciyaar ka tirsan Koobka Qaramada Qaaradda Afrika 2024-ka. Garsoore Cumar C/qaadir…

CiyaarahaGudahaWararka
January 16, 2024

Kooxda Real Madrid oo warbixin ka soo saartay dhaawaca Luka Modric, xilli si horudhac ah loo ogaaday mudada uu maqnaan karo

Madrid(SONNA)-Laacibka khadka dhexe ee kooxda Real Madrid, Luka Modric ayaa wajahaya dhowr isbuuc oo uu garoomada ka maqnaan doono kaddib…

CaalamkaCiyaaraha
October 16, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023