Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay sanadkii 12 aad ee uu u shaqeynayo bulshada
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Ciyaaryahan Jabriil Xasan Fariid oo loo sheegay inuu qalliin deg deg ah u baahan yahay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ciyaaryahan Jabriil Xasan Fariid oo loo sheegay inuu qalliin deg deg ah u baahan yahay
CiyaarahaGudaha

Ciyaaryahan Jabriil Xasan Fariid oo loo sheegay inuu qalliin deg deg ah u baahan yahay

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 21, 2020
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA)- Ciyaaryahanka kooxda kubadda cagta Raadsan Jabriil Xasan Fariid ayaa dhaawac halis ah ka soo gaaray lugta bidix ee dhanka seedka, waxaana loo sheegay inuu qalliin u baahan yahay.

Xiddigan ayaa ku dhaawacmay kulankii guuldarrada 4-2 kooxdiisu kala kulantay naadiga Horseed, isagoo ciyaarta laga saaray qeybtii koowoad daqiiqadii 41-aad xilli markaas ay kulanka natiijo ahaan uu marayey 0-0.

Kabtankii hore ee kooxda Heegan Jabriil Xasan fariid ayay macquul tahay inuu muddo garoommada ma maqnaado, dhaawaca soo gaaray dartiisa.

Dhaawacan ayaa ah mid aad u daran maadaama xiddiga loo sheegay in seedkiisa lugta uu goโ€™an yahay loona baahan yahay inuu galo qaliin deg deg ah, kaddib markii uu tagay mid ka mid ah Isbitaallada ugu waa weyn Magaalada Muqdisho.

Dhaqaatiirta Isbitaalka ayaa u sheegay xiddigan in uu mari doono qalliinka 23-ka bishaan Janaayo, maadaama uu dhaawacan halis ku yahay waayihiisa ciyaareed.

Jabriil Xasan Fariid waa mid ka mid ah weeraryahannada ugu wanaagsan ee soo matalaya xulka qaranka Soomaaliya, isagoo la xasuusto inuu mar ku guuleystay xiddiga ugu wanaagsan garoonk a(Man Of The Mach) ciyaar uu xulkeenna qaranka Soomaaliya la dheelay xulka Tanzania, inkastoo xulka loogu adkaaday 1-0, kulankaas oo dhacay sanadkii 2013-kii.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay sanadkii 12 aad ee uu u shaqeynayo bulshada

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shaaqalaha Wasaaradda Waxbarashada oo tababar loo soo xiray โ€œSAWIRROโ€ โ€œSAWIRROโ€

Agaasimaha Shaqada, Shaqaalaha Wasaaradda Waxbarshadda, Hiidaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Muuse Xoosh ayaa tababar u soo…

GudahaWararka
May 8, 2021

Danjire Tarsan oo xaflad sagootin ah loogu qabtay Nairobi

Nairobi-(SONNA)-Munaasabad sagootin ah ayaa loogu qabtay xarunta Wasaaradda Arrimaha dibedda ee dalka Kenya danjire, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo ay…

GudahaWararka
November 8, 2023

Wasiirka qorsheynta oo Muqdisho ku qaabilay siihayaha safiirka Norway

Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaraddan qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdiraxmaanย  Sheekh Faarax (Beenebeene) oo uu…

GudahaWararka
January 17, 2024

Dowladda FS oo heshiis hor dhac ah kala dhex dhigtay beelihii ku dagaallamay degmada Luuq

Luuq-(SONNA)-Xildhibaan Cabdiqaadir Xuseen Uurdoox oo ku sugan degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegay in heshiis hor dhac ah ay…

GudahaWararka
July 23, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023