Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul
    July 23, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Duqa muqdisho oo qaabbilay kusimaha Safiirka Libiya u fadhiya Soomaliya
    July 23, 2025
    Madaxweynaha Hirshabeelle oo qaabbilay wafdi ka socda Unicef
    July 23, 2025
    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka maalgashi ee u dhexeeya labada dowladood
    July 23, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Ra’iisul Wasaare Khayre oo Maanta furay shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed+Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Ra’iisul Wasaare Khayre oo Maanta furay shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed+Sawirro
Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Maanta furay shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed+Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: December 1, 2019
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane; Xasan Cali Kheyr, ayaa Maanta daah furay shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa muujiyay sida ay Dowladda Soomaaliya uga goโ€™an tahay mudnaan siinta Dhallinyarada oo Laf-Dhabar u ah horumarka Bulshadda iyo ilaalinta Qaranimada.

Shir weynaha Saddaxaad ee Dhallinyarada ee uu Ra’iiusl Wasaaruhu daah-furay ayaa soconaya Deseembar 01-04, 2019.

Wuxuuna shirkani halkudhiggiisu yahay “Milkiilayaasha Dalku ma oggola musuq-maasuq iyo xagjirnimo”,

Waxaana sidoo kale looga hadlayaa la dagaallanka musuq maasuqa, xagjirnimada iyo Ka qeyb galka dhallinyarada ee arrimaha Siyaasadda.

Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa caddeeyay in Dowladda Soomaaliyeed ay ka go’an tahay dagaalka Argagaxisada lagula jira iyo fikirka xagjirnimada maadaama aysan ogolayn horumarka Dalka, ilaalinta Qarannimada.

Wuxuuna tusaale u soo qaatay in dhismaha Waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ay Argagaxisadu soo weerartay in ka badan 10 jeer si ay uga hor tagto horumarka la hiigsanayo.

Mudane ; Xasan Cali Khayre ayaa u mahad celiyay Dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku jira Ciidamada qalabka sida iyo Saraakiisha hoggaamisa ee u taagan ilaalinta nafta iyo maalka Ummadda Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale sheegay inta uu Dalka musuq ka jiro aan caddaaladi jiri karin, kala dambeyn iyo Dowlad xoog leh aan la helayn, Argagaxisana laga adkaado, ayaa dhallinyarada ku dhiirri geliyay inay ka shaqeeyaan nabadda iyo dowladnimada, qaybtoodana ay ka qaataan dagaalka lagula jiro musuqa.

Wuxuuna ugu dambeyn ugu baaqay Dhallinyarada in ay is-weydiin meesha hadda la jooga, jihada loo socdo iyo Waddada loo marayo si loo gaaro horumarka la hiigsanayo,dhaxal wanaagsanna loo helo.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul

Istanbul (SONNA): Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Sarreeye Sahal Cabdullaahi Cumar iyo saraakiil kale…

July 23, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Zelensky iyo Donald Trump oo kulan muhiim ah ku leh Washington DC

madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa isku diyaarinaya inuu magaalada Washington DC ย kula kulmo Donald Trump, kadib markii xalay goor dambe…

Caalamka
February 28, 2025

Tirada dhimashada dhulgariirkii ka dhacay Afganistaan oo gaartay 2000

Tirada dadka ku dhintay dhulgariirrada xoogga badan ee galbeedka Afgaanistaan ayaa lagu qiyaasay 2000 oo qof, sida uu ka dhawaajiyay…

Caalamka
October 8, 2023

Wasiir Maareeye oo ka hadlay wax-qabadka Dowladda intii ay jirtay

Muqdisho-(SONNA)-Berri waxa ay ku beegan tahay 8-da February markii la doortay Madaxwenaha Dowladda Federaalka , mudane; Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo)…

Wararka
February 8, 2020

Hay’adda NISA oo baadi-goobeysa xogta horjooge Jeeri-Carab oo ka tirsan Xafiiska Qaraxyada Khawaarijta

Muqdisho.(SONNA):- Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka ee NISA ayaa si weyn ugu raad-joogto horjooge Yuusuf Maxamed Xuseen oo loo yaqaano…

GudahaWararka
January 12, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023