Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul
    July 23, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Duqa muqdisho oo qaabbilay kusimaha Safiirka Libiya u fadhiya Soomaliya
    July 23, 2025
    Madaxweynaha Hirshabeelle oo qaabbilay wafdi ka socda Unicef
    July 23, 2025
    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka maalgashi ee u dhexeeya labada dowladood
    July 23, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Madaxweynaha Hirshabeelle oo u mahad-celiyay Maamuladii iyo dadkii ka qeyb qaatay Gargaarka Beled-weyne “Sawirro”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Madaxweynaha Hirshabeelle oo u mahad-celiyay Maamuladii iyo dadkii ka qeyb qaatay Gargaarka Beled-weyne “Sawirro”
Wararka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo u mahad-celiyay Maamuladii iyo dadkii ka qeyb qaatay Gargaarka Beled-weyne “Sawirro”

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 18, 2019
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare oo uu wehliyo Madaxweyne Ku-Xiggeenka Maamulkaasi Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay Munaasabad Casho Sharaf qiimo badan ugu sameeyay Xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan Wafuud kala duwan oo ka kala socday Maamulka Puntland, Dowlad Deegaanka Somalida Itoobiya iyo Wafdi ka Socday Bulshada iyo Ganacsatada Magaalada Nairobi oo uu hormuud u ahaa Sheekh Maxamed Cabadi Umal.

Munaasabadaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle Sh Cusmaan Barre iyo Gudoomiye Ku-Xiggeenka Baarlamaanka Marwo Canab Axmed Ciise qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka, Xubnaha labada Gole ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Maamulka Gobolka Hiiraan, Ganacsatada iyo Qeybaha kala duwan ee bulshada Magaalada Beledweyne.

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa u Mahad celiyay dhammaan dadka Soomaliyeed oo si aan kala har lahayn ugu gurmaday dadka reer Beled-weyne oo ay saameeyeen fatahaadii wabiga Shabeelle.

โ€œWaxaan u mahad-celinayaa wafdiga ka socda Puntland oo dadaal xoog leh muujiyay iyo weliba Sheekh Maxamed Uma loo safar dheer u soo galay siddii wax loogu qaban lahaa dadka ay fatahaaduhu saameeyeen iyo weliba dhakhaatiir ka timid Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.โ€ayuu yiri Madaxweyne Waare.

Kumanaan ruux oo ka barakacay magaaladda Beled-weyne ayaa bilaabay inay haatan dib ugu soo laabtaan guryahooda, kadib markii ay yaraadeen biyihii fatahaadaha iyo roobabka isbiirsaday ka dhashay.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Taliyaha ciidanka dhulka oo ka qaybgalaya bandhigga Teknolojiyadda Militariga ee Istanbul

Istanbul (SONNA): Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Sarreeye Sahal Cabdullaahi Cumar iyo saraakiil kale…

July 23, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxda Galmudug iyo Safiirka Turkiga oo ka hadlay hagaajinta Kaabayaasha dhaqaalaha

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa la kulmay Safiirka dowladda Turkiga u qaabilsan arrimaha Dalka Soomaaliya ee…

Gudaha
July 11, 2025

Aabe iyo Wiilkiisa oo ku geeriyooday dab ka kacay Kaalin shidaal oo ku taalo degmada Cabudwaaq

Muqdisho.(SONNA):- Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay dab xalay ka kacay kaalin shidaal oo ku taalo degmada Cabudwaaq ee gobolka…

GudahaWararka
April 1, 2023

R/Wasaarihii hore ee Dalka Talyaaniga oo ku dhintay da’da 86

Silvio Berlusconi, Ra'iisul Wasaarihii hore ee Dalka Talyaaniga ayaa ku geeriyooday Magaalada Milano ย ee dalkaasi,isagoo da'diisa lagu sheegay ย 86-jir Wuxuu…

Caalamka
June 12, 2023

Guddoomiye Mursal Oo Guddoomiyay Kulanka Guddiga Joogtada Ee Golaha Shacab

Muqdisho(SONNA)-Guddiga joogtada golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ย ayaa maanta kulankooda sidaxaad ee kalfadhiga 8-aad ku yeeshay xaruunta guddiyada…

Wararka
September 27, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023