Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Warfaafinta XFS Soomaaliya ayaa hakisay shaqooyinkii ay Dalka ka hayeen hay’adaha Media Ink iyo Perspective Media, ka dib markii ay raaci waayeen nidaamka ay Wasaaraddu u dejisay hay’adaha ka shaqeeya warbaahinta ee ku sugan gudaha Dalka.
Hoos ka aqriso:-