Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Jaamacadda Dowladaha Carabta oo soo dhaweeyay ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo dhaqan-galintiisa.
    March 12, 2026
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Manchester United oo dharbaaxo xoog leh bisha Janaayo la damacsan Kooxda Juventus
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Manchester United oo dharbaaxo xoog leh bisha Janaayo la damacsan Kooxda Juventus
CaalamkaCiyaaraha

Manchester United oo dharbaaxo xoog leh bisha Janaayo la damacsan Kooxda Juventus

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 1, 2019
1 Min Read
Share

Manchester(SONNA)-Manchester United ayaa qorsheyneysa inay ka yaabsato kooxda reer Talyaani ee Juventus, maadaama ay dooneyso inay u dhaqaaqdo saxiix cusub inta lagu gudi jiro xilli ciyaareedkan.

Sida laga soo xigtay wargeyska “CalcioMercato” ee dalka Talyaaniga, kooxaha Manchester United iyo Juventus ayaa ku dagaalami doono adeega xiddiga naadiga Lyon ee Moussa Dembélé.

Wargeyskan reer Talyaani ayaa wuxuu tilmaamayaa in maamulka Red Devils ay go’aansadeen inay bixiyaan qiimo dhan 60 milyan euro si ay u soo gabagabeeyaan heshiiska Moussa Dembélé, taasoo laga yaabo inay ku garaacdo kooxda Juventus oo dhankooda xiiso balaaran ka muujinaya adeega xiddigan.

Image result for moussa dembele man utd

United-ka ayaa u baahan inay la soo saxiixato weeraryahano cusub bartamaha xilli ciyaareedkan, maadaama ay dooneyso inay ka dhigato badelka xiddigaha Romelu Lukaku iyo Alexis Sanchez oo suuqii xagaaga la soo dhaafay kaga biiray Inter Milan.

Si kastaba ha noqotee, kooxda reer Talyaani ee Juventus ayaa laga yaabaa inaysan u baahnayn inay la soo saxiixato weeraryahano cusub ka hor dhamaadka xilli ciyaareedkaan, sababa la xiriira inay heysato xiddigaha Gonzalo Higuaín, Paulo Dybala iyo Cristiano Ronaldo.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Jaamacadda Dowladaha Carabta oo soo dhaweeyay ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo dhaqan-galintiisa.

Muqdisho-SONNA-Mudane Axmed Aboul Gheit, Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Dowladaha Carabta, ayaa soo dhaweeyay ansixinta ugu…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Afganistaan: dagaalka u dhexeeya ciidamada iyo Taalibaan oo sii xoogeystay

Dagaallo u dhexeeya ciidamada Afghanistan iyo Taalibaan  ayaa ku sii fidaya gudaha dalkaasi,iyadoo saddex gobol oo ku yaal koonfurta iyo…

Caalamka
August 2, 2021

Israel oo dishay in ka badan 100 qof oo ku sugnaa Gaza iyo Lubnaan

In ka badan 50 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay duqeymaha cirka ee Israel ee guud ahaan Gaza, sida ay ilo-wareedyo…

Caalamka
November 8, 2024

Majaajilistaha caanka ah ee Kenya, Papa Shirandula ayaa u dhintay cudurka Covid-19

Nairobi(SONNA)- Jilaa ahaana Majaajiliste, caan ka ahaa dalka Kenya laguna magacaabi jirtay Charles Bukeko, kuna magac dheera Papa Shirandula ayaa…

CaalamkaWararka
July 18, 2020

Israa’iil oo diiday in gargaar bani’aadamnimo la gaarsiiyo magaalada Gaza

Falastiin (SONNA)-  Hay’adda gargaarka iyo shaqada ee Qaramada Midoobe u qaabilsan qaxootiga Falastiin ayaa sheegtay in Israa’iil diiday in gargaar…

CaalamkaWararka
May 19, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023