Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Qayb galay Furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee magaaladda Seoul
    June 1, 2026
    Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Granit Xhaka oo raali galin u diray taageerayaasha kooxda Arsenal, kaddib dhacdada kulankii Crystal Palace
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Granit Xhaka oo raali galin u diray taageerayaasha kooxda Arsenal, kaddib dhacdada kulankii Crystal Palace
CaalamkaCiyaaraha

Granit Xhaka oo raali galin u diray taageerayaasha kooxda Arsenal, kaddib dhacdada kulankii Crystal Palace

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 1, 2019
2 Min Read
Share

London(SONNA)-Kabtanka kooxda Arsenal ee Granit Xhaka ayaa boggiisa rasmiga ah ee Twitter-ka ku soo qoray fariin raali galin ah, kaddib markii uu carro xoogan ku hor muujiyay  taageerayaasha Gunners markii la badalay qeybta labaad ee kulankii Crystal Palace.

Granit Xhaka ayaa fariintan uu ku soo qoray boggiisa rasmiga ah ee Twitter-ka wuxuu ku doonayay inuu ku xaqiijiyo wixii dhacay habeenkii Axada ee la soo dhaafay wuxuuna yiri:

“Waan jeclahay kooxdaan, marwalbana waxaan siiyaa 100% dadaalkeyga ah garoonka dhexdiisa”.

Granit Xhaka ayaa wuxuu muujiyay saameynta ay ku yeelatay faallooyinka foosha xun ee kaga yimid Isbuucyadii la soo dhaafay inta lagu gudi jiray kulmadii ay ciyaareen qaar ka mid ah taageerayaasha Arsenal wuxuuna carabka ku adkeeyay:

“Arrintaas si xun ayeey ii dhaawacday”.

Fariimaha uu ka cabanayo Granit Xhaka isla markaana ay taageerayaasha kooxda Arsenal ay u soo mariyeen baraha bulshada ayaa waxaa ka mid ah:

Image result for Granit Xhaka

“Xaaskaaga dil, waxaan rajeyneynaa in gabadhaada ay qabto kansar” iyo erayo kale ee la mid ah.

Yeeelkeed, Kabtanka kooxda Arsenal ee Granit Xhaka ayaa tilmaamay in ereyadan oo dhan ay ku riixeen inuu galo xaalad aad u adag inta lagu gudi jiray kulankii Crystal Palace.

Ugu dambeyntii Granit Xhaka oo raali galin ka bixinayay fal celintii uu ku hor sameeyay taageerayaasha kooxda Arsenal inta lagu gudi jiray ciyaartii Crystal Palace ayaa wuxuu yiri:

“Taasina maahan ujeedadayda, waana ka xumahay waxa ay dadku u maleeyeen”.

“Waxaan rajeynayaa inaan ku soo laaban doono halka ugu dambeysa ee ah ixtiraamka, oo aan xasuusano in marka hore aan jecel nahay isboortiga, si wanaagsan aan horey ugu sii dhaqaaqno”.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga

Muqdisho,(SONNA):- Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), oo kaashanaysa Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta iyo Akademiyada Goboleedka…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxwayne Trump oo ballanqaaday dib u soo celinta Cunaqabataynta hubka ee Iiraan

Washington-SONNA- Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in dalkiisa todobaadka soo socda uu dib u  cusboonaysiinayo cunaqabatayntii hubka ee saarnayd…

CaalamkaGudaha
August 16, 2020

Ingiriiska oo dib u dhigay masaafurinta dadka muhaajiriinta ah ee la geynayo Ruwaanda

R/wasaaraha Dalka Ingiriiska Sunak ayaa sheegay in eysan jirin duulimaadyo lagu masaafurinayo muhaajiriinta ee la geynayo  Ruwaanda ka hor doorashada…

Caalamka
May 24, 2024

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dadaallada ku aadan ku biirista EAC

Nairobi-(SONNA)-Cabdisalaan Hadliye Cumar Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Bulshada Bariga Afrika oo saxaafadda uga warbixiyay shirka wada…

CaalamkaGudahaWararka
August 26, 2023

Kabtankii hore ee Gaadiidka Keynaan Key Key oo isaga tagay Kooxdaas… (Halkee ayuu ku sii jeedaa?)

Muqdisho(SONNA)- Kabtankii hore ee Kooxda kubadda cagta Gaadiidka Keynaan Saciid Sheekh Maxamuud (key key) ayaa iskaga tagay Kooxdiisa Gaadiidka. Xiddigan…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023