Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maxay ka wada hadleen Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo ururka Haweenka SSC-Khaatumo?
    July 26, 2025
    Waalidiinta Dhallinyaro ku xiran dalka Maali oo tabashadooda la dhageystay
    July 26, 2025
    Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Jabuuti
    July 26, 2025
    Saraakiil ka tirsan Xafiiska hantidhowrka oo ka qalin jabiyey Henley Business School Africa
    July 26, 2025
    Diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo si habsami leh uga socota gobolada dalka
    July 26, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Kanada oo sheegtay in Israel ay ku xad gudubtay sharciga bini’aadanimada
    July 25, 2025
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Soomaaliya iyo mar kale Kaduudiye (WARBIXIN)
    July 25, 2025
    Ficilada Cimilada Soomaaliya: Khataraha, Digniinaha hore iyo Xalka
    July 24, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Kooxaha Elman Iyo Muqdisho City Club oo galabta ku balansan garoonka Eng Yariisow
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Kooxaha Elman Iyo Muqdisho City Club oo galabta ku balansan garoonka Eng Yariisow
Ciyaaraha

Kooxaha Elman Iyo Muqdisho City Club oo galabta ku balansan garoonka Eng Yariisow

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 1, 2019
3 Min Read
Share
Facebook Twitter Google+ LinkedIn StumbleUpon Tumblr Pinterest Reddit VKontakte Odnoklassniki Pocket
Muqdisho(SONNA)- Kooxaha Elman Fc Iyo Muqdisho City Club ayaa galabta ku balansan garoonka Eng Yariisowย  Stadium eeย  dhaca Degmada Cabdicasiis, Ciyaar qeyb ka ah koobka xiisaha badan ee General Daaโ€™uud.

Kulanka ugu taageeryasha Badan ayaa dhici doona galabta waa ciyaarta loogu magac daray Derby Capital ama kulanka Caasimada, labadan kooxood ayaa waxey yihiin kuwa isla xisaabtama marka ay timaado kubadda cagta.

Marka ay timaado ciyaartan waxaa jira xidigo waa weyn oo lagu xasuusto balse hada aan qeyb ka aheyn labada dhinac waxaana kamid ah, Mustaf France, Babaay, Sacad Saalax, C/raxmaan Baladweyne, Yaasiin, Goolhaye Gaatamow,Cabdilaahi Dheere iyo magacyo kale.

XOGTA CIYAARTAN:

Lixdii kulan ee ugu dambeysay ay labadan kooxood isku arkan horyaalka waxaa saddex kamid ah badisay naadiga Muqdisho City Club, sido kale hal kulan oo qura ayey adkaatay kooxda jaalayasha ee Elman, halka labo kulanย  kale ay ku kala baxeyn bar baro labada dhinac tartamada horyaalka.

Kooxda Muqdisho City Club kulankii ugu dambeyay ay ka dheeshay tartanka General Daaโ€™uud sanadkan waxey 1-0 ku soo qaarijisay kooxda Dekedaha.

Halka sido kale Elman ciyaartii ugu dambeysay ay tartanka General Daaโ€™uud ay bar baro goolal laโ€™aan la soo gashay kooxda Horseed.

Xidiga Lagu Magacaabo Anwar Shakunda ayaa lagu xasuustaa kulankii ugu dambeyay uu ka hor yimaado kooxda Muqdisho City Club inuu labo gool cajiib ah ka dhaliyay ciyaar qeyb ka aheyd horyaalka Somali Premier League sanadkii la soo dhaafay.

Daadir Aamiin ayaa mar kale ka hor imaan doona kooxdiisa hore ee Muqdisho City Club isago markan wata fanaanada jaalayasha ee Elman.

Naadiga Muqdisho City Club waa kooxda difaacaneyso koobkan General Daaโ€™uud iyadoo sanadkii la soo dhaafay ay ka qaaday kooxda cawo iyo maalin ee Horseed.

Elman ayaa raadineyso iney hesho saddexdii dhibcood ee ugu horeyay tartankan halka M,C,C iyadana ay rabto iney hogaanka Group-kan sii dhiireysato oo ay tagto 6-dhibcood.

Ogeysii Kulanka:

Tartanka: General Daaโ€™uud

Kooxaha: Elman Vs Muqdisho City Club

Saacada: 3:30

Maalinta: Jimco

Taariikhda: 1-11-19

W/D Cabdifitaax Nani

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Maxay ka wada hadleen Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo ururka Haweenka SSC-Khaatumo?

Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ee SSC-Khaatumo ayaa maanta xarunta dhexe…

July 26, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

RASMI: Xiddigii hore ee Kooxaha Elman iyo Jeenyo C/llaahi Muxudiin oo dib ugu laabtay Kooxdiisii hore

Muqdisho(SONNA)- ย Xiddigii hore ee Kooxaha Elman iyo Jeenyo Cabdullaahi Muxudiin ayaa si rasmi ah dib ugu laabtay kooxdiisii hore ee…

Ciyaaraha
January 21, 2020

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo ku dhawaaqday in la hakiyay muddo seddex cisho ah tartankii kubadda Cagta

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS iyo Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo ku dhawaaqay in muddo seddex cisho ah la hakiyey…

Ciyaaraha
January 13, 2024

Xulka Qarankeena oo caawa isreeb-reebka Koobka adduunka la ciyaari doona Xulka Algeria

Muqdisho (SONNA):- Xulalka kubadda cagta ee Qarankeen ayaa caawa la ciyaari doona dhiggiisa dalka Algeria kulan ka tirsan isreeb-reebkaย  koobka…

CaalamkaCiyaarahaWararka
November 16, 2023

November/21/2019 Time 09:15 DEG DEG: Kooxda Horseed oo markeedii lixaad ku guuleysatay Koobka General Daaโ€™uud

Muqdisho(SONNA)- Kooxda kubadda cagta Horseed ayaa ku guuleysatay galabta koobka xiisaha badan ee General Daaโ€™uud kaddib markii ay 3-2 ugu…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023