Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Shirkii golaha wasiiradda oo maanta looga hadlay xaaladda abaaraha
    February 5, 2026
    WARBIXIN: Xaaladda abaarta ka jirta Soomaaliya
    February 5, 2026
    Soomaaliya iyo Masar oo Yeeshay La-Tashiyo ay ku Xoojinayaan Iskaashiga Labada Dal
    February 5, 2026
    Wasiirka cadaaladda XFS xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
    February 5, 2026
    Ra’iisulwasaaraha XFS oo magacaabay Agaasimeyaal guud
    February 5, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Maamulka Sh/hoose oo gargaar gaarsiiyay dadkii argagixisadu dhibaatada ugu gaysteen Qoryoolay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Maamulka Sh/hoose oo gargaar gaarsiiyay dadkii argagixisadu dhibaatada ugu gaysteen Qoryoolay
Wararka

Maamulka Sh/hoose oo gargaar gaarsiiyay dadkii argagixisadu dhibaatada ugu gaysteen Qoryoolay

By Aadan Sooyaal
Last updated: September 18, 2019
1 Min Read
Share

Qoryoolay-(SONNA)-Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Najax ayaa tagay degmada Qoryooleey ee Gobolkaas, Qoryooleey Maleeshiyaadka Al Shabaab ayaa dad shacab ah oo magaaladaas dagan dhibaato ugu geystay, maleeshiyad ka tirsan Al Shabaab ayaa madaafiic ku tuuray magaaladda Qoryoolay,waxaana madaafiicdaas dhibaato ka soo gaartay dad shacab ah.

Gudoomiyaha gobolka Shabeelada hoose ayaa Qoryooley u tagay si dadka dhibaatada soo gaartay gargaar loo gaarsiiyo.isgoona shacbaka uga tacsiyeeyay dhibatada qoysaka danta yar ka Soo garatay madaficdaasi.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka u qaabilsan Shabeelada hoose Maxamed Cali Cumar Jubba ayaa SONNA sheegay in gudomiyahaย  gobalka Shabeelada hoose ย Ibraahim Aadan Najax ย  uu balan qaaday in maamulka gobolka oo kaashanaya dowlad goboledka Koonfur galbeed ay dhisi doonaan guryihii ku dumay weeraradii arxandarada ahaa, islamarkaana ay si gaar ah uga warqabi donnaan carrurta ay dhaleen hoyooyinkii ku geeriyooday halkaasi.

Gudomiye Najax ayaa intaas ku daray in maleeshiyaadka Shabaab laga cirib tiri donoo deeganada hoos yimaada dagmada Qoryoolay ee gobalka Shabeelada hoose.
Dhawaan ayay ahayd markii ciidamada qaranka Soomaaliyeed ay jab xooggan ugu gaysteen argagixisada dagmada Qoryoolay oo in muda ah dhibaato ku hayay shacbiga ku nool deegaanadaasi.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Shirkii golaha wasiiradda oo maanta looga hadlay xaaladda abaaraha

Muqdisho(SONNA):- Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS ayaa kulankoodii maanta kaga hadlay xaaladda daran ee abaaraha dalka…

February 5, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kormeeray xarunta dhexe ee Wasaaradda uu dib u dhis ka socdo

Muqdisho(SONNA:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa maanta kormeeray xarunta dhexe ee Wasaaradda ee…

GudahaWararka
June 16, 2025

UNICEF oo sheegtay in isbaddalka cimilada uu saameeyay carruurta Soomaaliya

Dhallinyarada ku nool Soomaaliya ayaa ka mid ah kuwa ugu halista badan saamaynta isbeddelka cimilada oo halis ku ah caafimaadka,…

Gudaha
August 20, 2021

Wasaaradda Caafimaadka XFS Oo Shaacisay Natiijada Sahanka Xogta Naafaqada Soomaaliya Ee 2019-kii +Sawirro

Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada eeย  dowladda federaalka Soomaaliya ย oo kaashaneysa hayโ€™ada UNICEF-Somalia, waxaa sharaf weyn u ah…

Wararka
August 26, 2020

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Wadahadal khadka Taleefanka ah la Yeeshay Dhiggiisa DRC

Muqdisho.(SONNA): Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa wada hadal wax ku ool ah khadka telefoonka kula…

GudahaWararka
December 24, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023