Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: 70 jir tacbashada Beertiisa ugu cararay baada Khawaarijta awgeed.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > 70 jir tacbashada Beertiisa ugu cararay baada Khawaarijta awgeed.
GudahaWararka

70 jir tacbashada Beertiisa ugu cararay baada Khawaarijta awgeed.

By Abdulkadir
Last updated: November 19, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Caddow Takoow waa Aabbe 70 jir Beeraley ah, lana dalaa dhacayo ย dhibaatooyin mudda ay ku hayeen kooxda khawaarihta ka hor inta ay geesiyasha Qaranku ka xoreyn degaanka uu Beerta ku leeyahay,taa uu ugu dambeyn sababtay in uu isaga cararo tacbashada Beertiisa.

Warbaahinta Qaranka oo la kulantay Aabahaan ayuu u sheegay in Beertiisa uu ka falan waaye khawaarijta oo baad ka qaadi jiray dalagyada uga soo goโ€™a Beertiisa afar sanno ayuu Aabahaan hebeenba meel u seexan jiray isagoo ka cabsi qabo khawaarijta iyo baada ay ka qaadi jireen.

โ€œHaddii aan la iga qaadaneyn wax Beertaan iga baxo lacag fiican ayaan ka heli lahaa,balsa khawaarijta ayaa nagu dhibay oo marwalba baad joogta ah kaarabo,hadda cid wax naga qaado ma jirtoโ€ ayuu yiri Aabe Caddow

Taako ayaa saddaxdii sano ee igu dambeysay uga tagay tacbashada Beertiisa baad khawaarijta,haddase dib ayuu ugu soo laabtay degaanka kadib markii ciidanaka Qaranka ay ka xoreyeen khawaarijta,waana mid kamid ah dhibaatada khawaarijtu ku heyso Shacabka Soomaaliyeed.

Khawaarijta ayaa mudda dhibatooyin kala duwan ku heysay shacabka soomaaliyeed,balsa dadka soomaaliyeed oo ku baraarugay dhagarta khawaarijta ayaa suurta galiyay in ay u istagaan in ay iska xoreyaan,taasi oo keenatay dhul aad u baaxad weyn laga saaro argagixisada kuwaa oo hadda shacabka degaanadasi ay ku naaloonayaan amni iyo in aysan jirin cid baad ka qadeeyso.

Geesiyaasha Qaranka ayaa wali degaanada qaar ee Gobolada dalka ka wada howlgallo khawaarijta looga sifeynayo meelaha ay ku dhuumaaleysanayaan,si shacakaba soomaaliyeed ay u helaan nabad iyo xasilooni.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Suudaan oo ansaxisay sharci lagu baabiโ€™inaayoย  nidaamkii Cumar al-Bashiir

Mas'uuliyiinta ku meelgaarka ah ee Suudaan ayaa meel mariyay sharci la xiriiray la wareegidda hantida madaxweynihii hore ย Cumar Xasan Al-bashiir…

Wararka
November 29, 2019

RASMI: Liiska xulka qaranka Argentina ee wajahaya Brazil oo lagu dhawaaqayโ€ฆ (Miyuu soo laabtay Lionel Messi?)

Argentina(SONNA)-Liiska xulka qaranka Argentina ayaa lagu dhawaaqay goor dhow, kuwaasoo ka qeyb galaya kulammada soo socda ee ay ciyaarayaan bisha…

CaalamkaCiyaaraha
November 1, 2019

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay horumarintii ay ku samaysay arrimaha Xujeyda

Muqdisho-(SONNA)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Cabdi Xakiin Sheekh Xasan Ashkir, ayaa sheegay in Dowladdu ay is-beddel weyn…

Wararka
December 19, 2019

Soomaaliya iyo Beesha caalamka oo ka wada hadlay abaaraha ka jira dalka

Muqdisho-(SONNA)-Guddiga Wasiirrada ah ee u xilsaaran Abaaraha ka jira dalka, Danjireyaasha Beesha Caalamka iyo Hayโ€™adaha Gargaarka ee ka howl-gala dalka…

GudahaWararka
October 27, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023