Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    SoDMA oo muqdisho ku qabatay kulan ku saabsan ka hortagga ku takrifalka gargaarka bini’aadannimo
    June 4, 2025
    Wasiirka Shaqada XFS oo Geneva kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Turkiga
    June 4, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan wada tashi ah la qaatay hoggaanka xisbiyada
    June 4, 2025
    Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka 1-aad oo Muqdisho ka furay Shirweynaha Qaran ee Isbedalka Cimillada
    June 4, 2025
    Guddoomiyaha Aqalka Sare oo booqday masajidka cathedralka ee Moscow
    June 4, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Xamaas oo muujisay in aysan ku qanacsaneyn qorshaha Maraykanka ee Gaza
    May 30, 2025
    Trump oo xannibay awoodda Jaamacadda Harvard ee diiwaangelinta ardayda caalamka
    May 23, 2025
    Shaqaale ka tirsan Safaaradda Israel oo Washington lagu dilay
    May 22, 2025
    Hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta oo ka socda Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe
    May 20, 2025
    Trump oo dhameystay socdaal uu ku tagay Sacuudi,Qadar iyo Imaaraadka
    May 16, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    ‘Safarka Dalxiiska iyo Nabadda ee Halyeeyada’ (WARBIXIN)
    May 28, 2025
    ‘Macawisleyda gobolka Hiiraan oo muujiyey Dhabar adeeg iyo Geesinimo (WARBIXIN)
    May 24, 2025
    “Janno Aakhira iyo Jiritaan Xornimo u Jahaad gala”
    May 21, 2025
    Xuska 15-ka May ee Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
    May 15, 2025
    Sahmintii Shidaalka oo heer gabagabo ah soo gaaray (WARBIXIN)
    May 6, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo shir u furay guddiga farsamo ee dhamaystirka qaab dhismeedka amniga qaranka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo shir u furay guddiga farsamo ee dhamaystirka qaab dhismeedka amniga qaranka
GudahaWararka

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo shir u furay guddiga farsamo ee dhamaystirka qaab dhismeedka amniga qaranka

By Bile
Last updated: January 17, 2023
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Ku simaha ra’iisul Wasaaraha ahna ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa furay shirka guddiga farsamo ee dhamaystirka qaab dhismeedka amniga qaranka

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka oo warbixin ka dhagaystay xafiiska amniga qaranka, ayaa ku amaanay dedaalka ay ugu jiraan isku-xirka iyo wada shaqaynta hay’adaha amni ee maamul gobaleedyada.

Shirkan waxa soo qabanqaabiyey xafiiska amniga qaranka oo ay qayb ka yihiin xafiisyada amni ee heer maamul gobaladeed, beesha caalamka iyo daneeyayaasha amni ee Soomaaliya.

Shirka oo socon doona muddo labo beri ah ayaa lagu lafaguri doono hannaanka lagu daadejinayo maamulka hay’addaha amniga qaranka iyo qaabka loo adkayn lahaa amniga goobaha laga xoreeyey Khawaariijta.

 

TAGGED:Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo shir u furay guddiga farsamo ee dhamaystirka qaab dhismeedka amniga qaranka
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

SoDMA oo muqdisho ku qabatay kulan ku saabsan ka hortagga ku takrifalka gargaarka bini’aadannimo

Muqdisho-(SONNA)-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa soo qabanqaabisay kulan wadatashi ah oo diiradda lagu…

June 4, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Farmaajo oo khadka Telefone-ka kula hadlay madaxweynaha Golaha madaxtooyadda Liibiya

Muqdisho(SONNA):-Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khadka taleefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Golaha Madaxtooyada Liibiya Mudane Dr. Maxamed Yuunis Al-Manfi ayaa uga…

GudahaWararka
January 13, 2022

Wasiirka gaashaandhigga oo kulan la qaatay James Swan

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa la kulmay James Swan madaxa hawlgalka Kumeelgaarka ah…

GudahaWararka
May 27, 2025

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS oo daah-furay qorshaha Qaran ee kobcinta xirfadaha Haweenka ee ka faa’iideysiga khayraadka Badda

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa daah-furay qorshaha Qaran ee kobcinta xirfadaha  Haweenka ee ka…

GudahaWararka
February 15, 2023

Hay’adda SoDMA oo gargaar u qaybisay barakacayaal ku nool Muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa gargaar ka kooban qeybaha kala duwan ee raashinka u qaybisay 500 oo qays…

GudahaWararka
November 19, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023