Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Ammaanka oo gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsan Khawaarijta
    January 10, 2026
    Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa xarigga ka jaray Baakin casri ah oo laga hirgeliyey xayndaabka garoonka Aadan Cadde
    January 10, 2026
    Soomaaliya oo dhambaal taageero ah u dirtay Dowladda Qatar
    January 10, 2026
    Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarriga ka jaray baarkin cusub oo uu yeelanayo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde
    January 10, 2026
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasaaradda Awqaafta oo markale masaajida caasimada u qeybisay agab looga hortago covid-19+sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasaaradda Awqaafta oo markale masaajida caasimada u qeybisay agab looga hortago covid-19+sawirro
Wararka

Wasaaradda Awqaafta oo markale masaajida caasimada u qeybisay agab looga hortago covid-19+sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: May 21, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukumadda sederaalka Soomaaliya ayaa maalintii labaad oo xiriir ah magaalada Muqdisho kawada ololaha waxyigalinta ka hortaga cudurka safmarka ah ee covid-19 waaxaana qaar ka mid masaajida caasima ay u qeybiyeen cod baahiyaal sameecado maaska afka lagu xerto iyo agabyo kale oo loogu talagalay ka hortaga cudurkaasi covid-19

Jameecadaha ku xeran masaajida Degmooyinka Cabdicasiis iyo Shangaani ayaana maanta la gaarsiyay si dadla looga wacyigaliyo qatarta uu leeyahay cudurkaan Karoona Feyrus.

Wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukumadda federaalka Soomaaliya Sheekh Nuur Maxamed Xasan oo la hadalay warbaahinta ayaa sheegay in ololahaan uu socon doono ilaa muddo sideed isbuuc ah, sidoo kale waxaa uu dadka ugu baaqay in lakala fogaado si loo illaaliyo badqabka bulshada.

โ€œAgabkaan waxaan ugu talagalnay inaan ku illaalino bad-qabka jameecada masjidka imaaneysa waxaan loo baahanyahay inay isticmaalmaahn af xerashada si looga fogaado faafitaanka cudurkaan safmarka ah ee Covid-19 sidoo kale waa inay dadka kala fogaadaanโ€Ayuu yiri Wasiir Sheekh Nuur.

Agabka af xerashada ee maanta dadka loo qeybiyay ayaa ah kuwa dalka kudahiisa lagu sameeyay waxaana ay qeyb-ka yihiin guud ahaan ololaha wacyigalinta bulshada ee ka hortaga cudurka safmarka ah ee Covid-19 waxaana sidoo kale Wasaaraddu ay sheegtay inay ย gaarsiinayaan dhammaan Masaajida ku yaalla Caasimada.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Ammaanka oo gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsan Khawaarijta

Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Ammaanka ayaa gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsanaa Khawaarijta, una qaabilsanaa degmada Baardheere falalka…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiye Aadan madoobe: “Waxa nala haray waa midnimo laโ€™aan taas ayaana ah caqabadda ugu weyn ee horumarkeena hor taagan”

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe), oo ku soo biiray maanta Gogosha Wadatashiga Qaran, ayaa…

GudahaWararka
June 18, 2025

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo qaabbilay madaxa hayโ€™adda UNHCR ee Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalkaย  Soomaaliya Mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Madaxa Heyโ€™adda Qaxootiga Qaramada Midoobay (UNHCR)…

GudahaWararka
March 20, 2024

Wasiirka Beeraha dowladda FS oo gaaray Guriceel

Guriceel (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo sii wada Socdaaladii Tacbashada Beeraha iyo Laqabsiga…

GudahaWararka
April 23, 2025

Wasiirka Dhallinyarada XFS oo QM kala hadlay ka hortagga fikirka xagjirka

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa shir fogaan-arag ah (virtual meeting) la yeeshay Agaasimaha Fulinta…

GudahaWararka
September 10, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023