Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI
    March 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: 10-Ka Waddan ee uu Saameynta Ugu badan u Gaystay Cudurka Coronavirus
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > 10-Ka Waddan ee uu Saameynta Ugu badan u Gaystay Cudurka Coronavirus
Wararka

10-Ka Waddan ee uu Saameynta Ugu badan u Gaystay Cudurka Coronavirus

By Aadan Sooyaal
Last updated: April 1, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA)-Halkan ka akhriso sida 10-ka dal ee Saameynta ugu badan ugu gaystay Cudurka saf-mareenka ah ee Coronavirus kaasi oo adduunka oo dhan ku yeeshay culeys dhaqaale iyo mid bushaba.

1- Talyaaniga ayaa hoggaaminaya liiska dalka uu sida ba,an uu saameeyay COVID-19, waxaana ilaa hada la diiwaan geliyay 105,792 kiis, iyo 12,428 dhimasho ah

2- Spain ayaa noqonaya dalka labaad ee dhimashada ugu badan ee COVID-19 laga diiwaan geliyay, waxaa u dhintay Fayruskaan 9,053, halka 102,136 laga helay calaamadihiisa.

3- Kaalinta saddexaad waxaa ku jiro dalka uu cudurka ka dilaacay ee China, balse hada ka yaraaday, waxaa u dhintay 3,312 halka uu soo ritay 81, 554.

4- Kaalinta afaraad waxaa ku jira dalka dhaca galbeedka Asia ee Iran, waxaa calaamadaha cudurkaan laga helay 47,593, halka ay u dhinteen in ka badan 3,036

5- Kaalinta 5-aad waxaa ku jira France oo diiwaan gelisay 52,128 iyo 3,523 dhimasho ah.

6- Mareykanka ayaa noqonaya dalka ugu saameynta badan marka loo eego tirada dadka uu ku dhacay corona, oo gaareyso 188,639 halka ay u dhinteen ku dhawaad 4,059 ruux.

7- Nederlands tirada dadka u dhintay ayaa gaarayso 1,173, halka 13,614 uu ku dhacay.

8- Germany waxaa cudurka Coronavirus u dhintay 793, halka 72,914 uu ku dhacay.

9- Belgium 828 ayaa u dhintay Coronavirus, waxaa uuna ku dhacay 13,964.

10- Switzerland ayaa liiska 10 aad kaga jirto wadamada uu sida ba,aan u saameeyay Coronavirus, waxaa uuna ku dhacay 16, 605, halka ay u dhinteen 433.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah

Muqdisho.SONNA...Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud oo la hadlay cutub kamid ah ciidanka…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Safiirka Soomaaliya ee dalka Congo oo laga guddoomey Waraaqihiisa Aqoonsiga

Kinshasa-(SONNA)-Safiirka JFS ee dalka Congo Mudane, Ilyaas Cali Xasan, ayaa si rasmi ah uga guddoomay Waraaqihiisa Aqoonsiga Madaxweynaha dalka Congo…

GudahaWararka
November 11, 2025

Duur-joogta Dalka oo sii dabargo’aya (Warbixin)

Qaar ka mid ah Waxgaradka Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa ka hadlay noocyada duur joogta Gobolka Bakool laga heli…

WararkaWargayska
March 4, 2020

Galmudug oo Amartay in loo gurmado dadkii ka barakacay Guriceel

Dhuusamareeb-(SONNA)-Madaxweyne ku xigeenka Dowlad gobaleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid, ayaa furay Shirka agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha iyo hay’adaha madaxa bannaan…

GudahaWararka
October 27, 2021

Maxkamadda ICC oo ogolaatay in la baaro xasuuqii loo geystay muslimiinta Mayanmar

Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa oggolaatay in baaritaan buuxa lagu sameeyo dambiyada lagu soo eedeeyay dowladda Myanmar ee…

Wararka
November 15, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023