Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Masโ€™uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: ๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐ž๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐ž๐›๐š๐ ๐š๐›๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ฆ๐จ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐š๐ฒ ๐ฎ ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ž๐ž๐ง ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐“๐š๐ง๐ณ๐š๐ง๐ข๐š
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > ๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐ž๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐ž๐›๐š๐ ๐š๐›๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ฆ๐จ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐š๐ฒ ๐ฎ ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ž๐ž๐ง ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐“๐š๐ง๐ณ๐š๐ง๐ข๐š
GudahaWararka

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐ž๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐ž๐›๐š๐ ๐š๐›๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ฆ๐จ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐š๐ฒ ๐ฎ ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ž๐ž๐ง ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐“๐š๐ง๐ณ๐š๐ง๐ข๐š

By Dahir Aadan Cali
Last updated: February 8, 2025
2 Min Read
Share

Midship,(SONNA):- Wafdi oo uu hogaaminayo Agaasimaha Waaxda Iibka iyo Saadka Caafimaadka, Maxamed Cabdulqaadir Xirsi, ayaa booqasho aqoon-korarsi ah ku tegay dalka Tanzania intii u dhaxaysey 3โ€“7 Febraayo 2025.

Hayโ€™adda Daawada Tanzania (Medical Stores Department- MSD) oo martigelinta bixisay ayaa la wadaagtay wafdiga khibrado qoto dheer oo ku saabsan dhinacyada muhiimka ah ee maareynta Saadka Caafimaadka, oo ay ka mid yihiin: qiyaasidda baahida dawooyinka, habka soo iibinta dawooyinka, kaydinta, qaybinta, hubinta tayada, soosaarka dawooyinka, nidaamyada dijitaalka ee lagu maareeyo xogta Saadka Caafimaadka, caymiska caafimaadka iyo qaybo kale oo ka mid maaranyta Saadka Caafimaadka.

Intii lagu guda jiray booqashada, Hayโ€™adda Daawada Tanzania waxay wafdiga siisay fahan qoto dheer oo ku saabsan maaranyta Saadka Caafimaadka iyada oo loo marayo bandhigyo, dood-wadaag, iyo booqashooyin lagu tagey xarumo muhiim ah oo Caafimaad, oo ay ka mid yihiin kaydka daawada ee Hayโ€™adda Daawada Tanzania, warshadda soosaarka dawooyinka, isbitaallo heerar kala duwan iyo Wasaaradda Caafimaadka Tanzania, kuwaas oo ku yaalla Dar es Salaam iyo Dodoma.

Booqashada ayaa kusoo dhammaatay kulan ay martigelisay Hayโ€™adda Daawada Tanzania, halkaas oo lagu falanqeeyay tallaabooyinka xiga ee lagu dhaqan gelinayo Heshiiska Is-afgaradka (MoU). Wafdigu wuxuu uga mahadceliyey dalka martigeliyey ee Tanzania soo-dhaweynta diirran iyo aqoonta qiimaha leh ee la wadaagay.

Wasaaradda Caafimaadka, XFS waxay mar kale xaqiijinaysaa sida ay uga goโ€™an tahay xoojinta iskaashiga labada Wasaaradood, iyada oo diiradda la saarayo horumarinta adeegyada caafimaadka khaaska ah, horumarinta maaranyta Saadka Caafimaadka, isdhaafsiga aqoonta, horumarinta dhijitaalka caafimaadka, kobcinta xirfadda shaqaalaha caafimaadka, iyo xoojinta dhaqaale-raadinta iyo hal-abuurka. Iskaashigan istiraatiijiga ah wuxuu gacan ka geysan doonaa horumarinta nidaamyada caafimaadka ee adkeysi, wax-ku-oolnimo, iyo waara u leh labada dal.

Wasaaraddu waxay mahadcelin gaar ah u diraysaa Wasaaradda Caafimaadka iyo Hayโ€™adda Daawada Tanzania taageeradooda mugga leh iyo fududeynta howlaha inta lagu guda jiray booqashada, dadaalkooda iyo wadashaqeyntooda waxay muhiim u ahaayeen suurtagalinta wada-hadallo wax-ku-ool ah, is-weydaarsiga aqoonta, xoojinta iskaashiga, iyo horumarinta waarta ee nidaamyada caafimaadka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

10 Ruux oo ku dhimatay magaalada Beledweyne ka dib markii uu ku fatahay Wabiga Shabeelle

Muqdisho (SONNA):- Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay magaalada Beledweyne oo ah xarunta gobolka Hiiraan ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle. Wararka naga…

GudahaWararka
November 16, 2023

Guddiyada Miisaaniyadda labada Aqal ee BJFS oo yeeshay kulan ay kaga hadlayeen xisaab xirka sanad maaliyadeedkaย  2022-ka

Muqdisho-(SONNA)-Guddiyada Miisaaniyadda labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ku howlan ka soo tala bixinta warbixinta iyo xisaab xirka…

GudahaWararka
December 17, 2023

Allaha u naxariistee Wariye Afrax Yare oo xalay ku Geeriyooday Muqdisho

Muqdisho:(SONNA)-Alla ha u naxariistee wariye Sheekh Cabdullahi Cali Afrax (Afrax Yare) ayaa Xalay ku geeriyoodey magaalada Muqdisho, isagoo mudooyinkii ugu…

Wararka
July 14, 2020

Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya

Ergayga Qaramada Midoobay ee Turkiga Ahmet Yildiz ayaa si kulul u cambaareeyay weerarrada joogtada ah ee Israa'iil ay ka geysanayso…

Caalamka
July 18, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023