Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    La kulan Hirarka Badda Baraawe iyo da’yar soo dabtay quudka maalintiisa
    May 12, 2026
    SoDMA oo gargaar raashin ah u qaybisay 2,000 oo qoys oo ku sugan Baardheere
    May 12, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galay shir madaxeedka Afrika
    May 11, 2026
    Tirinta cododka Doorashooyinka K/Galbeed oo la soo geba-gebeeyay
    May 11, 2026
    Wasiirka Arimaha Dibadda oo Nairobi uga qaybgalay shir madaxeedka Africa Forward
    May 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    โ€œKoonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyaddaโ€œ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐ฅ๐š๐ฆ๐š ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ๐ข ๐ค๐š๐ซ๐จ ๐ข๐ง ๐๐š๐๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐œ๐š๐›๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ค๐š ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ง ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ ๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐ฅ๐š๐ฆ๐š ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ๐ข ๐ค๐š๐ซ๐จ ๐ข๐ง ๐๐š๐๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐œ๐š๐›๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ค๐š ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ง ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ ๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š
GudahaWararka

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐ฅ๐š๐ฆ๐š ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ๐ข ๐ค๐š๐ซ๐จ ๐ข๐ง ๐๐š๐๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐œ๐š๐›๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ค๐š ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ง ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ ๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š

By Abdulkadir
Last updated: February 10, 2026
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA);-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ee caasimadda Muqdisho, si uu qiimeeyn ugu sameeyo heerka adeegyada kala duwan ee loo fidinayo bulshada Soomaaliyeed iyo sida ay u shaqeynayaan hayโ€™adaha ka hawlgala garoonka.

Raโ€™iisul Wasaaraha, oo u kuurgalaya habsami u socodka adeegyada muhiimka ah ee garoonka, oo ay ka mid yihiin adeegga caafimaadka, maamulka socdaalka, amniga, iyo howlaha kale ee la xiriira dhoofinta iyo soo-dhaweynta rakaabka, ayaa carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo tayada adeegyadaasi, si shacabka Soomaaliyeed ay u helaan adeeg hufan, degdeg ah, isla markaana waafaqsan heerarka garoomada diyaaradaha.

Intii uu kormeerka ku guda jiray, Raโ€™iisul Wasaaruhu waxa uu dhageystay cabashooyinka iyo tallooyin ay la-wadaageen qaar ka mid ah shacabka safafka ugu jiray helidda adeegga garoonka, isaga oo faray maamulka iyo howlwadeennada garoonka in ay muujiyaan masuuliyad dheeri ah, isla markaana mudnaanta siiyaan fududeynta adeegyada loo hayo dadka rakaabka ah, gaar ahaan kuwa ku jira xaaladaha adag ee u baahan tixgelin iyo daryeel gaar ah.

Ugu dambayn, Raโ€™iisul Wasaaraha, ayaa ku boorriyey dhammaan hayโ€™adaha ka hawlgala garoonka in ay labanlaabaan dadaalkooda ku aaddan u adeegidda bulshada, ilaalinta sumcadda garoonka, waxa uu xusay in Garoonka Aadan Cabdulle, uu yahay albaabka koowaad ee dalka laga soo galo, loona baahan yahay in uu noqdo mid ka tarjumaya horumarka iyo haybadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, oo dhagaysanaya tallooyinka bulshada ee ku aaddan adeegyada ay bixiyaan heyโ€™adaha kala duwan ee dowladda, ayaa ballan-qaaday in aan la aqbali karin in dadka Soomaaliyeed ay cabasho ka muujiyaan xarumo dowladeed haddii ay dhacdana ay Xukuumaddu tallaabo ka qaadi doonto ciddii ku lug-yeelata,isaga oo xusay in kormeerradii uu hore u sameeyay kadib la xalliyey cabashooyin badan oo ka jiray garoonka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

La kulan Hirarka Badda Baraawe iyo da’yar soo dabtay quudka maalintiisa

Xeebta magaalada Barawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa subaxnimadii maanta noqotay mid ku kulmisay nolol…

May 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Amniga XFS oo Doha kula kulmay wasiiru-dowlaha Arrimaha Gudaha Qatar

Doha(SONNA):-Wasiirka Amniga Gudaha XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa dalka Qadar kulan kula la qaatay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha wadankaas…

GudahaWararka
October 29, 2024

Wasiir Beyleโ€œDib u habeynta hayโ€™adaheenna amniga ayaa innoo sahashay guusha wadajirka ahโ€

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane; Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa xafiiskiisa kula kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Janaraal…

Wararka
February 26, 2020

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo dowladda Talyaaniga uga mahadceliyay kaalinta ay ka qaatan dowlad dhiska Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qayb galay munaasabad lagu xusayay maalinta Qarannimada…

GudahaWararka
June 3, 2023

Wasiirka xannaanada xoolaha XFS oo Jabuuti kaga qeyb-galay shir looga hadlayo tayaynta xoola dhaqatada

Jabuuti-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa DFS Xil. Maxamed Aadan Macalin (Somali) iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa kaga qeybgaly…

GudahaWararka
December 8, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023