Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka
    February 20, 2026
    Wasiir Xasan Xuseen โ€œWaxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolahaโ€
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Masโ€™uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: ๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ซ๐›๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š | ๐Ÿ๐Ÿ•-๐ค๐š ๐€๐›๐ซ๐ข๐ข๐ฅ ๐‡๐š๐ฅ๐ค๐ฎ ๐ƒ๐ก๐ข๐ ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ง๐š ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ โ€œ๐†๐š๐œ๐š๐ง ๐ค๐ฎ ๐ƒ๐ข๐Ÿ๐š๐š๐œ, ๐†๐š๐œ๐š๐ง๐š ๐ค๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ซโ€
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > ๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ซ๐›๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š | ๐Ÿ๐Ÿ•-๐ค๐š ๐€๐›๐ซ๐ข๐ข๐ฅ ๐‡๐š๐ฅ๐ค๐ฎ ๐ƒ๐ก๐ข๐ ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ง๐š ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ โ€œ๐†๐š๐œ๐š๐ง ๐ค๐ฎ ๐ƒ๐ข๐Ÿ๐š๐š๐œ, ๐†๐š๐œ๐š๐ง๐š ๐ค๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ซโ€
GudahaWararka

๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ซ๐›๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š | ๐Ÿ๐Ÿ•-๐ค๐š ๐€๐›๐ซ๐ข๐ข๐ฅ ๐‡๐š๐ฅ๐ค๐ฎ ๐ƒ๐ก๐ข๐ ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ง๐š ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ โ€œ๐†๐š๐œ๐š๐ง ๐ค๐ฎ ๐ƒ๐ข๐Ÿ๐š๐š๐œ, ๐†๐š๐œ๐š๐ง๐š ๐ค๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ซโ€

By SB
Last updated: April 17, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ayaa maanta si wayn usoo agaasintay xuska ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ซ๐›๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š, oo sanad walba ku beegan 17-ka Abriil, iyadoo lagu qabtay goobo dhawr ah munaasabado lagu dhiirrigelinayo ilaalinta deegaanka iyo abuurista deegaan cagaaran.

Mid ka mid ah goobihii sida gaar ah looga xusay munaasabaddan ayaa ahayd Xarunta ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐๐จ๐จ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐‰๐ž๐ง๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ ๐Š๐š๐š๐ก๐ข๐ฒ๐ž, halkaas oo uu Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐—๐š๐š๐ฃ๐ข, uu hoggaaminayay olole dhir beeris ah oo lagu sameeyay xarunta.

Wafdiga wasaaradda waxaa si diirran ugu soo dhaweeyay Taliye ku xigeenka Akadeemiyadda Booliska, ๐†๐š๐š๐ฌ๐ก๐š๐š๐ง๐ฅ๐ž ๐’๐š๐ซ๐ž ๐Œ๐ข๐ซ๐ซ๐ž ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐Œ๐š๐ญ๐š๐š๐ง, oo bogaadiyay doorka muhiimka ah ee wasaaraddu ka qaadaneyso la dagaalanka Isbeddelka Cimilada, dib u soo nooleynta deegaanka iyo abuurista jawi cagaaran.

Halku dhigga sanadkan ee โ€œGacan ku Difaac, Gacana ku Beerโ€ ayaa xambaarsan fariin xooggan oo muujinaysa masโ€™uuliyadda wadajirka ah ee inaga saaran ilaalinta nabadgelyada iyo samaynta mustaqbal cagaaran oo Soomaaliyeed.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daranย …

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

In ka badan 90 Tuulo oo ku baabaโ€™ay fatahaad ka dhacday Degmada Luuq

Luuq-(SONNA)-Guddoomiyha Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ย Ibraahim Maxamed Nuur (Towfiiq) ayaa sheegay in 92 Tuulo oo ku yiillay Webiga hareerahiisa…

Wararka
May 9, 2020

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle

Jabuuti (SONNA):- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyada aan walaalaha…

GudahaWararka
December 20, 2023

Wasiirka waxbarashada XFS oo Dhagax dhigay dhismaha Dugsiga sare ee Degmada Ceelbarde

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka waxbarshada iyo tacliinta sare, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa Maanta Dhagax-dhigay Dugsi sare oo ay yeelaneyso Degmada Ceel-barde oo ka…

Wararka
February 28, 2020

Duqeymo weli ka socda Gaza iyo Xamaas oo shuruud xabbad-joojin ah ku xirtay maxaabiista ay heyso

Iyadoo ay sii socdaan duqeymaha Israaโ€™iil ay ku hayso bartilmaameedyada Qasa,ayaa masโ€™uul u hadlay Xamaas waxa uu sheegay in aan…

Caalamka
October 27, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023