Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaadiidka oo kulan la yeeshay siihayaha  Safaaradda Shiinaha

Muqdisho (SONNA):- Agasimaha Guud Ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Somalia  𝐇𝐨𝐧 𝐁𝐚𝐬𝐡𝐢𝐢𝐫 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐂𝐚𝐥𝐢 aya maanta kulan heer sare ah la qaatay sii-hayaha Safaaradda Shiinaha Ee Soomaaliya

By Abdinur

CAALAMKA

Madaxweynaha Shiinaha oo dalkiisa ku soo dhoweeyay dhiggiisa Dalka Ruushka

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa booqasho laba maalmood ah ku tagay dalka Shiinaha, iyadoo labada dal ay doonayaan inay sii

Wasiir Fiqi oo faahfaahin ka bixiyey go’aankii DFS ee xafiiska UNSOM

Muqdisho (SONNA):- Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa dhammaadkii sannadkii hore ku guuleysatey in dalka deynta laga cafiyo, cunaqabateynta hubkana laga

Dalal badan oo soo dhoweeyay go’aanka Qaramada Midoobay ee dib u eegista xubinnimada Falastiin

Dalalka Masar, Sacuudiga , Ciraaq,Turkiye iyo kooxda Xamas ayaa soo dhoweeyay qaraar uu soo saaray Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

In ka badan Boqol kun oo ka qaxay dagaalada ka socda Rafac ee u dhaxeeya Israel iyo Xamas

Dagaal culus ayaa ka socda dhulka koonfurta Gaza ee Rafah,iyadoo kooxaha Xamaas ay ridayaan gantaallo iyo hoobiyeyaal lala beegsanaayo ciidamada

GANACSIGA

WARAR DHEERAD AH

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaadiidka oo kulan la yeeshay siihayaha  Safaaradda Shiinaha

Muqdisho (SONNA):- Agasimaha Guud Ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Somalia  𝐇𝐨𝐧 𝐁𝐚𝐬𝐡𝐢𝐢𝐫

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Khudbad ka jeediyey Meertada 33-aad ee shir madaxeedka Jaamacadda Carabta

Manaama (SONN):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kuwait

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan doceed kula yeeshay

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Khudbad ka jeediyey Meertada 33-aad ee shir madaxeedka Jaamacadda Carabta

Manaama, Maajo 16, 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka