Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.
    February 27, 2026
    Xildhibaanadda labada aqal ee BJFS oo maanta ka dooday cutubyada 12-aad iyo 13-aad ee dastuurka
    February 26, 2026
    Wasiirka hawlaha guud XFS oo kormeeray dhismaha jidadka ka socda Dhuusamareeb
    February 26, 2026
    Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay hoggaanka ururrada siyaasadda ee ka qeybgalay doorashadii goleyaasha deegaanka
    February 26, 2026
    Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka warbixiyay kulan u dhexeeyay Turkiga iyo dalalka Afrika
    February 26, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
CiyaarahaGudahaWararka

Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 8, 2025
1 Min Read
Share

Aljeris-(SONNA)-Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa u diyaar garoobaya inuu la ciyaaro xulka Qaranka Aljeeriya maalinta Khamiista oo ku beegan 9-ka Oktoobar 2025, iyagoo isku arki doona garoonka Miloud Hadefi ee magaalada Wahran, taas oo qayb ka ah wareegga hore ee isu imaadka Koobka Adduunka 2026 ee Qaaradda Afrika.

Ciyaartan ayaa imaneysa iyadoo xulka Aljeeriya uu hoggaaminayo Kooxda 9-aad, isagoo leh 19 dhibcood, waxaana ku xiga Ugaanda iyo Mozambique oo leh 15 dhibcood midkiiba.

Xulka Soomaaliya ayaa dhankiisa doonaya inuu soo bandhigo ciyaar heerkeedu sarreeyo oo muujinaysa horumarka ciyaaryahannada dalka, inkasta oo ay adag tahay kooxda ay la ciyaarayaan.

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Aljeeriya, Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego), ayaa booqasho saaxiibtinimo ku tagay xulka Qaranka Soomaaliya, kaas oo haatan ku sugan Aljeeriya, isagoo u diyaargaroobaya kulankaas muhiimka ah.

Intii uu socday kulanka, Danjiruhu waxa uu la hadlay ciyaartoyda iyo maamulka xulka, isaga oo ku dhiirri geliyay in ay muujiyaan midnimo, wadaniyad iyo dadaal sare, si ay u gaaraan natiijo sharaf u ah shacabka Soomaaliyeed, una muujiyaan sawirka cusub ee Soomaaliya ee ciyaaraha caalamiga ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Muqdisho(SONNA):-Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga “Horumarka Soomaaliya”, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam…

February 27, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shir qaatay muddo shan maalmood ah oo ka dhacay magaalada Geneva ayaa lagu ansixiyay Barnaamijka Tallaalka Qaranka

GENEVA-(SONNA)-Wefdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Caafimaadka iyo  Daryeelka Bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Guuleed Cabdijaliil Sheekh…

GudahaWararka
November 4, 2023

Ruushka iyo Faransiiska oo wada-xaajood ugu baaqay Azerbaijan iyo Armeina oo dagaal ka dhexeeyo

Moscow (SONNA)- Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhigiisa Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku baaqay xabad joojin deg deg ah sameeyaan…

CaalamkaWararka
October 1, 2020

Macallinku Waa Barbaariyaha Iyo Hagaha Bulshada

Maanta waa maalin ku wayn quluubta umadda Soomaaliyeed, waxayna ku beegan tahaysanadguuradii 50-aad maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel…

GudahaMaqaallada
November 21, 2024

Deegaanno ku yiillay Galmudug iyo Jubboland oo laga sifeeyay Al-shabaab

Ciidamada xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug ayaa saaka gaaray deegaanada Miliqo, dabagalo,Cell cabdi iyo kuwa kale oo hoostaga degmada Xaradheere…

Gudaha
August 7, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023