Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka oo Baydhabo kulan kula yeeshay hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed
    May 13, 2026
    Wasaaradda Gaadiidka oo ka dalbaday isbedel muuqda dhammaan hay’adaha ka shaqeeya Garoonka Aadan Cadda
    May 13, 2026
    Taliye Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo gaaray Baydhabo
    May 13, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kampala kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Sacuudiga
    May 13, 2026
    Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub
    May 13, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Soomaalida Mareykanka oo soo dhoweysay musharax u taagan Duqa magaalada Minyabulis
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Soomaalida Mareykanka oo soo dhoweysay musharax u taagan Duqa magaalada Minyabulis
Gudaha

Soomaalida Mareykanka oo soo dhoweysay musharax u taagan Duqa magaalada Minyabulis

By Kulane
Last updated: April 9, 2021
1 Min Read
Share

Xaflad ballaaran oo loo soo agaasimay si heer sare ah,isla markaana lagu soo dhoweynaayey musharrax AJ Cawada oo u tartami doono xilka duqa magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa lagu qabtey caasimadda Gobolkaasi ee Minnesota .

Xafladan oo ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Minnesota, ururrada bulshada iyo marti-sharaf kale ayaa ahayd mid dhammaan dadkii xafladda ka hadlay ay isku raaceen in la joojo xilligii qof Soomaali-Mareykanka ah uu u tartami lahaa xilka duqa magaaladaasi maadama halkaasi ay ku nool yihiin Soomaali badan.

Musharrax AJ Cawad ayaa sheegay in uu sababta uu xilkasta isugu sharraxay ay tahay kaddib markii uu arkey baahid Soomaalida-Mareykanku u qabaan in ay heleen duqa iyaga matala oo dareensan baahida ay qabaan iyo dhibaatooyinka kala duwan ee ay tirsadaan kuwaasoo in badan waxba laga qaban.

Soomaalida gobolka Minnesota ayaa horey guulo taariikh ah ka gaarey kuwaasoo hadda ka tirsan senadka iyo xildhibaanada gobolka Minesota,taasoo muujineysa in Soomaalida g ay diyaar u yihiin in ay bulshadda la wax la qeybsan karaan.

 

Wakilka War-baahinta Qaranka Minnesota.Abdixakin Ismaaciil

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka oo Baydhabo kulan kula yeeshay hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan looga hadlayo…

May 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

R/wasaare Rooble oo khadka telefonka kula hadlay dhigiisa dalka Qatar

Muqdisho.(SONNA)...Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo dhiggiisa Dalka Qatar Sheekh Khaalid Bin Khalifa Bin Cabdilcaziz Aala…

Gudaha
July 16, 2021

Guddoomiye Ku xigeenka Bankiga Dhexe oo sheegay in adeegyada uu bixiyo Bankiga Dhexe la gaarsiin doono dhammaan gobolada dalka

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiye Ku xigeenka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Dr. Cali Yaasiin Sheekh Cali ayaa ka warbixiyay furitaanka laanta Bankiga Dhexe uu…

GudahaWararka
August 13, 2023

Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay hoggaanka ururrada siyaasadda ee ka qeybgalay doorashadii goleyaasha deegaanka

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee…

GudahaWararka
February 26, 2026

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee dalka Sacuudiga

Riyadh-(SONNA)-Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr; Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa maanta booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Sacuudiga.…

GudahaWararka
May 10, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023