Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hambalyeeyay Masuuliyiinta la doortay ee Guddiga madaxa-banaan ee xuquuqul Insaanka Qaranka
    February 4, 2026
    Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
    February 4, 2026
    Doorashada Guddoonka Guddiga xuquuqul Insaanka oo soo dhamaatay Guddoon cusub na dooratay
    February 4, 2026
    Ra’iisul wasaaraha XFS oo ka qayb galay munaasabada xilwareejinta Taliyaha Ciidanka Xoogga
    February 4, 2026
    Dr Maryan Qaasin oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga xuquuqul Insaanka
    February 4, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wiil iyo Abtigii oo kamid ahaa Khawaarijta ayaa isku dilay qeybsashada Baad ay kasoo qaateen dad xoola dhaqato ah
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wiil iyo Abtigii oo kamid ahaa Khawaarijta ayaa isku dilay qeybsashada Baad ay kasoo qaateen dad xoola dhaqato ah
GudahaWararka

Wiil iyo Abtigii oo kamid ahaa Khawaarijta ayaa isku dilay qeybsashada Baad ay kasoo qaateen dad xoola dhaqato ah

By SB
Last updated: September 9, 2023
2 Min Read
Share

Galgaduud(SONNA):-Xubno ka tirsanaa kooxda Khawaarijta oo isku dilay deegaanka Hoodlay oo ka tirsan Degmada Ceeldheer, laba horjooge oo khawaarijta ugu magacownaa waxay ugu yeeraan Naaqib ayaa is dilay ka dib markii ay isku khilaafeen siday u qaybsanayaan Xoollo baad ah oo ay ka soo dhaceen Shacabka Danyarta ah ee Soomaaliyeed.

Labadda horjooge ayaa kasoo jeeda bariga Gobolka Galgaduud Daahir Xasan Maxamed Yool iyo Ciise Cabdi Barre ayaa dhowaan Barraha Bulshada laga daawaday iyagoo qabanaya shir jaraa’id oo ay ugu hanjabayaan Shacabka Soomaaliyeed nasiib wanaag masiibadii ay Shacabka Soomaaliyeed la rabeen ayaa dhexdooda ka qaraxday waxaana 7-dii bishan la dilay Daahir Xasan Maxamed Yool, Sida uu mid ka mid ah Dadka Deegaanka oo SONNA la hadlay u xaqiijiyey waxaana dilay Ciise Cabdi Barre oo abti loo ahaa, waxuuna ย khilaafkoodu ka dhashay habka ay u qaybsanayaan Xoollaha ay ka soo dhaceen dadka Deegaanka.

Ciise waxa uu ahaa horjooge ka tirsan Maleeshiyaadka Khawaarijta,waxa uuna madax ka ahaa geegaanka Garable, halka Daahir Yool oo ah kan la dilay uu ahaa Ninka u qaabilsan ka soo aruurunta beeshiisa waxa ay khawaarijtu ugu yeerto Sakawaatka.

Horjoogayaasha Khawaarijta Al-shabaab oo muddooyinkii u dambeeyay sii xoogeysteen howlgallada gaarka ah deegaannada ay ku sugan yihiin,islamarkaanna ifka looga qariyay horjoogayaal iyo maleeshiyaad dhowr ah oo gudaha Khawaarijta saameyn ku lahaa ayaa waxaa sii xoogeystay cabsida iyo kala shakiga soo kala dhex galay horjoogayaasha dhexdooda, taas oo ka dhalatay howlgallada gaarka ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hambalyeeyay Masuuliyiinta la doortay ee Guddiga madaxa-banaan ee xuquuqul Insaanka Qaranka

Muqdisho(SONNNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub…

February 4, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Kabtankii hore ee Gaadiidka Keynaan Key Key oo isaga tagay Kooxdaasโ€ฆ (Halkee ayuu ku sii jeedaa?)

Muqdisho(SONNA)- Kabtankii hore ee Kooxda kubadda cagta Gaadiidka Keynaan Saciid Sheekh Maxamuud (key key) ayaa iskaga tagay Kooxdiisa Gaadiidka. Xiddigan…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad oo daahfuray shirweynaha Xaquuqul Insaanka

Muqdisho(SONNA)-Ra"iisul wasaare ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daahfuray shirweynaha Qaranka…

GudahaWararka
April 14, 2025

ย Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukunno ku ridday 2-ka tirsan Al-Shabaab

Muqdisho.(SONNA)...Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay xukuno xabsi daaโ€™in ah ku ridday laba Nin…

Wararka
July 23, 2020

Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)

Dowladda Soomaaliya ayaa u mahadcelisay dalalka iyo hey;adaha caalamiga ah ee sida xilkasnimada leh u hor-istaagay damaca Israel ee ay…

GudahaMaqaalladaWararka
January 3, 2026

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023