Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wax ka ogow qoddobada looga hadlayo shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho ka furmay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wax ka ogow qoddobada looga hadlayo shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho ka furmay
GudahaWararka

Wax ka ogow qoddobada looga hadlayo shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho ka furmay

By SB
Last updated: January 23, 2023
4 Min Read
Share

Mudisho(SONNA):-Shirweynaha Culimadda soomaaliyeed oo ka furmay maanta magaaladda Muqdisho ayaa qodobadda looga hadlayo waxa ka mid ah sidii dagaal adag loola geli lahaa kooxda khawaariijta arxanka daran,wasiir kuxigeenka wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in ay madasha ku casuumeen in ka badan 300 oo culimo ah kuwaas oo isaga kala yimid gobolada dalka iyo qurbaha,wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in la dhisi doono heya’adda culimadda soomaaliyeed isagoo xusay in heya’addan qiimo wey ugu fadhido shacabka soomaaliyeed.

Culimmada ka qayb gelaysa shirweynahan oo siyaabo gaar gaar ah ula hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in shirkan muhiimad weyn u leeyahay dalka iyo diinta sidoo kalena meel adag la iska taagi doono sidii dalka looga xorayn lahaa kooxda khawaariijta, Sheekh Cabdiqani Qorane oo kamid ah culimada ka qeyb galayso Shirka culimada Soomaaliyeed ee maanta ka furmay Muqdisho ayaa ka hadalay ahmiyadda shirka uu u leeyahay dalka.

Sheekha ayaa sheegay in shirkan uu yahay mid uu Madaxaweynaha JFS horay ugu baaqay in loo qabto culimada Soomaaliyeed si looga hadlo dagaalka ka dhanka ah khawaarijta iyo wax ay shareecada islaamku ka qabto xukunka khawaarijta.

Qorane ayaa sidoo kale waxa tilmaamay in ahmiyada weyn shirkan u leeyahay dalka iyo dadka Soomaaliyeed,kuna soo aday xili loo baahnaa madaama dalku uu ku jiro dagaalka ka dhan khawaarijta muhiimna ay tahay in bayaan wada jir ah culimada soomaaliyeed kasoo saraan xukunka khawaarijta iyo sidii dowlada iyo culimada laysugu xiri lahaa.

Sheekha Cabiqani ayaa sheegay in qoddobada culimada ay ka hadli doonaan ay kamid tahay diinta,dowladnimada iyo xiriirka ka dhaxeeyo,iyo in la dhiso Gole sare oo ay culimada ku mideeysan yihiin ahna dastuuri,si loo helo dal soomaaliyeed oo dowladdooda iyo culimadooda ay mideeysan yihiin wana shir ay u dhan yihiin guud ahaan culimada soomaaliyeed.

Sheekha Xasan jaamici oo isna kamid ah culimada soomaaliyeed ee ka qeyb galaya shirka culimada ee maanta ka furmaya muqdisho ayaa dul istaagay inay muhiim tahay in culimada soomaliyeed cadeeyaan dhaqanka guracan ee ay ku dhaqmayaan kooxda khawaarijtu in diinta islaamku aysan waxa sal ah ku lahayn culimadana bayaan wada jir ah ay ka soo saran.

” Mareykan ayaa uga imid ka qeyb galka Shirka Culimada, ujeedkuna waa inaan hormuud u noqono la dagaallanka Fikirka Khawaarijtaโ€ sidaa waxa yiri Sheekha Xasan jaamici.

Sidoo kale sheekha ayaa tilmaamay in khawaarijtu saddex qoddob lagu cuuryaamin karo qeybna ka ah degaalka lagula jiro khawaarijta in fikira tagfiirka lala degaalamo in qaab Ciidan iyo dhanka dhaqaalaha loola degaalamo intaas hadeeysan culimada hormuud u noqoto ma shaqeeyn doonto shaqeyneyn.

Sheekha Xaan jaamic ayaa ka dhawaajiyay in maalmaha saddexda cisho ee shirku socdo intiisa badan diirada lagu saari doono sidoo kalena la daraaseeyo asbaabaha keenay fikirkaan xag jirka ah ee qalddan, in laga doodo xalka ugu sahlan ee arrintaa laga gaari karo uu noqon kara culimada in ay ka doodo kadibna ay soo saraan bayaan sal u noqon karo howlgalka ay dowladdu ku jirto,lana waa fajiyo Shareecada islaamka.

Sheekha aya mar la weydiidayay suโ€aal ahayd in culimada qaarkood ay ka gaabiyeen ka hadlida dhibatooyinka ee khawaarijtu geysato ayaa sheegay in culimada dibadda ay ka hadleeyn balsa ay jiraan culimo arrintaa ka gaabisay islamarkaan ay rajeeynayaan in Culimadaasi ay ku soo biiran shirka socda.

Sheekh Cabdulqaadir Soomoow oo ka mid ah Culimadda waaweyn ee dalka ayaa isna yiriโ€œWaxa aan maanta isugu imaanay waa inaan gudano waajib diini ah oo ah difaaca diinteenna suubban ee ay kusoo duuleen khawaarijta ka been sheegeysa,Sidoo kale Waa in aan ogaanaa in ciidamada Qaranka ee Jihaadka ku shahiiday waa dhinteen aan la dhihi karin ee waa Shuhadoโ€.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maxkamadda Ciidamadda oo bilaabeysa dhageysiga dacwad loo hesto 2 ajanabi oo Al-Shabaab ah

Muqdisho.(SONNA)...Maxkamadda Ciidamadda ayaa dhowaan la filayaa in ay billaawdo dhagaysiga dacwad loo haysto 2 eedeysane oo janabi ah oo u…

Gudaha
June 24, 2021

Madaxweyne Farmaajo oo ugu Deeqay Mushaarkiisa Gurmadka Abaaraha Dalkaย 

Muqdisho (SONNA)-Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka damqanaya xaaladda dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu ay saameeyeen, dhiirri gelinayana in la garab…

GudahaWararka
November 26, 2021

Wasaradda Beeraha XFS oo soo bandhigtay Cagaf-cagafyo loogu talagalay Beeralayda Soomaaliyeed

Wasiirka Wasaradda Beeraha iyo waraabka XFS Maxamed Cabdi Xayir maareeye oo ka hadlay soo bandhigidda gawaaridaasi cagaf-cagafta ah ayaa sheegay…

Gudaha
November 22, 2024

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Sheegay in Nidaamka Wadomarista uu qeyb weyn ka qaadanayo Badqabka Bulshada

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo…

GudahaWararka
February 5, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023