Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiiru dowlaha Caafimaadka XFS oo daahfurtay barnaaamijka derdergelinta dadaallada cudurka dabaysha
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiiru dowlaha Caafimaadka XFS oo daahfurtay barnaaamijka derdergelinta dadaallada cudurka dabaysha
GudahaWararka

Wasiiru dowlaha Caafimaadka XFS oo daahfurtay barnaaamijka derdergelinta dadaallada cudurka dabaysha

By Kanaava Mohamed
Last updated: May 27, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):- Ku simaha ahna wasiiru Dowlaha wasaaradda Caafimaadka Maryama Maxamed Xuseen ayaa maanta daahfurtay Barnaaamijka Derdergelinta Dadaallada Ciribtirks Cudurka Dabaysha.

Inta uu socdo wajiga 1aad ee Ololahaan waxaan talaal lagaarsiin doonaa ilaa tiro dhan 2,500,000 oo caruur ah, kuwaas oo ku nool deeganada ilaa 11 Gobol oo dalka gudahiisa kala duwan ah.

Wasiiru Dowllaha ayaa sheegtay in cudurkani uu beegsado dhallaanka yar oo ah udub dhaxaadka bulshada iyo mustaqbalka Soomaaliya ” Cudurka Ilaa hadda, 31 carruur ah oo aan waxba galabsan ayaa u naafoobay fayraska dabaysha. taas macnaheedu waa in ugu yaraan 31 qoys oo bulshadeenna ah ay la dhibaatoonayaan la tacaalidda masiibada carruurtooda ku habsatay (curyaamid joogta ah), iyadoo la heli karo tallaal waxtar leh oo ka hortagi kara cudurkan haddii carruurta loo dhameestiro tallaalka uu ubaahanyahay”

Wasaaradda Caafimaadka oo gacan ka heleysa Hay’adaha Caalamiga ah ayaa tallaalka iyo saadka kale u diyaarisay si tallaalka loo gaarsiiyo dhammaan carruurta Soomaaliyeed marka laga soo tago dadaallada tallaalka loogu keenayo qoysaska guryahooda jooga xilliyada ololaha tallaalka.

Wasiiru dowlaha ayaa sheegtay inay jirto masuuliyad damiireed oo dhinaca qoysaska ah si loo hubiyo in carruurtooda la tallaalo ma aha oo kaliya inta lagu jiro ololaha laakiin sidoo kale inay carruurtooda geeyaan xarumaha caafimaadka si ay u qaataan tallaalada kale ee muhiimka u ah caruurta ee aan ahayn tallaalka dabaysha.

“Soomaaliya waxay khibrad aad u wanaagsan u leedahay ciribtirka cudurka furuqa, ciribtirka fayraska dabeysha duurjoogta ah ee P1 waxayna xakameysay dillaacii hore ee cVDPV3. Aqoonta, khibradaha iyo agabka ayaa diyaar ah si loo joojiyo cudurka dabaysha ee hadda socda” ayay tiri wasiiru dowlaha Caafimaadka.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidanka xoogga oo howlgal ka sameeyay degaanno ka tirsan Jubbada hoose

Kismaayo-(SONNA)-Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland ayaa howlgal ballaaran ka fuliyay deegaanno u dhexeeya Janaay cabdalle iyo degmada Afmadow…

GudahaWararka
June 21, 2023

Dab xooggan oo qabsaday Dhul beereedka Deegaanka Wisil

Hobyo(S0NNA)--Maamulka Deegaanka Wisil ee Gobolka mudug ayaa faahfaahin ka bixiyay Khasaaraha ka dhashay Dab xooggan oo qabsaday Dhul beereed badan…

WararkaWargayska
July 20, 2020

Ficillada Itoobiya waddo oo u muuqda kuwa garabsiinaya Argagixisada (WARBIXIN)

Dowladda Soomaaliya oo Itoobiya ku eedeysa inay faragalin iyo iska horkeen ka dhex wado beelaha Walaalaha ah ee wada dega…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
December 10, 2024

Shirweynaha madasha garsoorka 6-aad oo maanta la soo gaba gabeeyey

Muqsisho(SONNA):-Waxa si guul ah maanta u soo gaba gaboobay madasha 6-aad ee shirweynaha garsooreyaasha oo mudo laba maalmood ah ka…

GudahaWararka
May 29, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023