Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka
    February 20, 2026
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka warfaafinta XFS oo Tripoli kaga qeyb galay shir looga hadlay arrimaha Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka warfaafinta XFS oo Tripoli kaga qeyb galay shir looga hadlay arrimaha Soomaaliya
GudahaWararka

Wasiirka warfaafinta XFS oo Tripoli kaga qeyb galay shir looga hadlay arrimaha Soomaaliya

By Kulane
Last updated: January 7, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya,Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo khubad ka jeediyay shirka Wasiirada Warfaafinta Ururka Jaamacadda Carabta oo ka dhacay magaalada Tripoli ee dalka Libya ayaa ka warbixiyay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan guulaha laga gaarey dagaalka lagula jiro Khawaarijta.

Wasiirka ayaa ka sheegay Shirka in madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud muhimaddiisa koowaad ay tahay Khawaarijta magaca Diinta Islaamka wasaqeynaya laga ciribtiro dalka, si shacabka Soomaaliyeed ay uga xoroobaan tacaddiyada ay kala kulmaan arxanlaaweyaashaasi.

“Waxaa dagaalkaasi najaxay ee guulaha laga gaarey ay Soomaaliya ku wajahdey saddex dhinac oo muhiim ah, kuwaas oo kala ah. Milateriga, xanibaadda dhaqaalaha argagixisada iyo dhanka fikirka”, ayuu yiri Wasiirka.

Sidoo kale, Wasiir Daa’uud Aweys ayaa hoosta ka xariiqay in warbaahinta Soomaaliya ay kaalin buuxda ka qaadaneyso dagaalka dhanka fikirka ee argagixisada looga soo horjeedo.

Wasiirka ayaa hadalkiisa intaa ku daray, in dunida Carabta ay si weyn saameyn ugu yeelanayaan wararka beenta ah iyo kuwa marin habaabinta oo inta badan ay isticmaalaan kooxaha argagixisada ama kuwa diiddan deganaanshaha.

Waxaa uu ugu dambeyn Wasiirka ugu baaqey Ururka Jaamacadda Carabta inuu si buuxa u taageero dagaalka ay Soomaaliya kula jirto Khawaarijta, taas oo ugu dambeyn horseedi karta in Soomaaliya ay si buuxda xasilooni u hesho, caalamkana ay saameyn ku yeelato, waxaana shirka magaalada Tripoli loogu aqoonsaday in ay tahay caasimadda warbaahinta dalalka xubnaha ka ah ururka Jaamacadda Carabta.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran …

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kormeeray goobaha la dajiyay martida ka qeybgalaysa shirka Dib u Heshiisiinta KGS

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo Baydhabo u jooga furitaanka Shirka dib…

GudahaWararka
January 16, 2023

Mas’uuliyiin kala duwan oo ka qeyb galay buugga tacsida Allaha u naxariistee Marxuum Nabadoon Maxamed Aadan Rooble “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Buuga tacsida Rabi ha u naxaristee Nabadoon Maxamed Aadan Rooble Xuud ayaa maanta ka furmay magaalada Guriceel ee Gobalka…

GudahaWararka
April 9, 2021

Ra’iisul wasaare ku xigeenka oo kormeeray wasaradaha waxbarashada iyo cayaaraha

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda waxbarashada…

GudahaWararka
January 20, 2025

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo xafiiskiisa ku qaabilay lataliye xamse warfaa

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo…

GudahaWararka
August 7, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023