Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Qayb galay Furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee magaaladda Seoul
    June 1, 2026
    Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: wasiirka Qoyska XFS oo Geneva kaga hadashay horumarka Soomaaliya ee dhinaca xuquuqul aadanaha
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > wasiirka Qoyska XFS oo Geneva kaga hadashay horumarka Soomaaliya ee dhinaca xuquuqul aadanaha
GudahaWararka

wasiirka Qoyska XFS oo Geneva kaga hadashay horumarka Soomaaliya ee dhinaca xuquuqul aadanaha

By SB
Last updated: October 3, 2025
2 Min Read
Share

Geneva(SONNA):-Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS, iyadoo kaashaneysa Safaarada Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Magaaladda Geneva ee Dalka Switzerland ayaa waxay kulan doceed gaar ah ku qabatay Xarunta Qaramada Midoobeey ee magaalada Geneva, kaasoo diiradda lagu saaray hormarka Soomaaliya ay ka sameeysay arrimaha Xuquuqul Insaanka.

Kulankan oo ay soo qaban qaabisay wasiirka qoyska ayaa waxa ka soo qeyb galay dowladdo kala duwan, waxaana si wada jir ah u shir gudoomiyay Wasiirka Wasaaradda Marwo Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi iyo Safiirka Dowlada Ingiirska ee Arrimaha Xuquuqul Insaanka, Danjire Eleanvor Sanders, waxaana kulanka kasoo qeyb galay wadamo badan oo kamid ah xubnaha Golaha Xuuuqul Insaanka QM (UN Human Right Council Members).

Kulankaan waxaa masuuliyiinta ka hadlay ka mid ah Safiirka Soomaaliya u fadhisa dalka Switzerland, isla markaana ah Ergeyga joogtada ee Soomaaliya u qaabilsan hay’adaha QM ee fadhigooda yahay magaalada Geneva Danjire Qadra Ducaale, Safiirka UK ee Arrimaha Xuquuqul Insaanka, waxaana shirka inta uu socday la qabtay doodo ku aaddan waxa u qabsoomay Soomaaliya iyo caqabadaha ka hortaagan taasoo ay kaqeyb galeen Cumar Faaruuq Cusmaan, Xoghayaha Guud ee ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ oo matalayay bulshada rayidka, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qoyska Maxamed Bashiir Cumar iyo Xoghaya koobaad ee Dowlada Ingiriiska Charles Kent.

Guud ahaan kasoo qeyb galayaasha kulanka ayaa soo jeedimo isugu jiray bogaadin iyo weydiimaba la wadaagay ka qeyb galayaasha dooda, waxaana si diiran loo soo dhaweeyay horumarka ay Soomaaliya ku talaabsatay.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga

Muqdisho,(SONNA):- Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), oo kaashanaysa Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta iyo Akademiyada Goboleedka…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taliyaha hoggaanka ilaalinta Canshuuraha oo ka digay in maciishadda la kordhiyo

Muqdisho(SONNA)--Taliyaha hoggaanka ilaalinta Canshuuraha iyo dhaqaalaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta ka digay in maciishadda la kordhiyay. Shirkaan Jaraa,id ee…

WararkaWargayska
March 22, 2020

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen oo ka warbixiyey xaaladda ay ku sugan yihiin Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Yemen

Muqdisho(SONNA):-Safiirka Soomaaliya ee dalka Yemen, Danjire Cabdixakiin Xaaji Maxamed oo marti ku ahaa Barnaamujka ka baxa warbaahinta qaranka ee kulanka…

GudahaWararka
November 1, 2025

Howlgal Qorshaysan oo lagu dilay Horjoogayaal sare oo katirsan khawaarijta 

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga iyo Geesiyaasha reer Xararadheere ayaa xalay hawlgal gaar ah ku khaarajiyay horjoogayaal sar-sare oo ka tirsanaa Khawaarijta, kaas…

GudahaWararka
March 16, 2024

Kulan ku saabsanaa is-dhaxgalka ardayda Soomaaliyeed oo ka dhacay Hindiya

Qaar ka mid ah ardayda Soomaalioyeed ee wax ku barta dalka |Hindiya ayaa ka qeybgalay kulan la xiriiray sidii loo…

Wararka
January 9, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023