Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: wasiirka maaliyadda XFS oo ka qayb galay shir looga hadlayo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > wasiirka maaliyadda XFS oo ka qayb galay shir looga hadlayo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya
GudahaWararka

wasiirka maaliyadda XFS oo ka qayb galay shir looga hadlayo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya

By SB
Last updated: December 3, 2025
2 Min Read
Share

Nairobi(SONNA):-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qayb-galay shir heer caalami ah oo muddo labo maalmood ah ka socday magaalada Nairobi, isla markaana uu soo qaban qaabiyay Bangiga Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya ayaa diiradda lagu saaray sidii loo horumarin lahaa dhaqaalaha dalka iyada oo lala kaashanayo hayโ€™adaha caalamiga ah ee taageera Dowladda Soomaaliya.

Shirkaan oo muhiim u ahaa xoojinta iskaashiga caalamiga ah ee taageera dib-u-dhiska iyo kobaca dhaqaalaha Soomaaliya, waxaa goobjoog ka ahaa Hayโ€™adaha iyo Dowladaha dhanka Maaliyadda ka taageera Dowladda Soomaaliya sida Bangiga Adduunka, Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB), Midowga Yurub (EU) iyo Ergooyin ka kala socday safaaradaha dalalka sida dhow ula shaqeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Intii uu socday shirka, waxaa si qoto dheer looga dooday sidii loo dardargelin lahaa horumarinta dhaqaalaha dalka, iyada oo la xoojinayo iskaashiga Dowladda Soomaaliya iyo hayโ€™adaha dhaqaalaha caalamiga ah, si loo gaaro horumar waara oo lagu taageerayo horumarinta adeegyada bulshada iyo dib-u-dhiska dalka.

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige oo ay wehelinayeen Guddoomiye-yaasha Bangiyada kala ah Bangiga Horumarinta iyo Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka soo gudubtay marxalado adag oo dhinaca dib-u-habeynta dhaqaalaha ah, isla markaana ay hadda taagan tahay waqtigii laga faaโ€™iideysan lahaa dadaalladii muddada dheer socday. Wasiirku waxa uu sidoo kale caddeeyay in Guddiga Sare (Board-ka) ee Bangiga Horumarinta, oo dhawaan la dhisay, lagu soo xulay si hufan, cadaalad ah, isla markaana ku salaysan aqoon, xirfad iyo karti.

Ugu dambayn, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa ku bogaadisay hayโ€™adaha caalamiga ah sida ay u garab taagan yihiin dadaallada lagu hirgelinayo qorshayaasha horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya, ku waas oo door muhiim ah ka qaadanaya xasilloonida iyo horumarka mustaqbalka dalka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la yeeshay Guddiga Doorashooyinka Jubaland

SONNA (MUQDISHO)- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay Guddiga Doorashooyinka Jubaland isagoo…

GudahaWararka
July 10, 2021

Dowladda Soomaliya oo xaqiijisay in hawlgalada dalka ka socda lagu dilay in ka badan 3000 oo khawaariij ah

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Soomaliya oo xaqiijisay in hawlgalada dalka ka socda lagu dilay in ka badan 3000 oo khawaariij ah Dowladda Federaalka…

GudahaWararka
March 25, 2023

Wasaaradda waxbarashada oo heshiis la saxiixatay hayโ€™adda Samafalka ee Qatar

Muqdisho (SONNA): Heshiiskan ayaa waxa goobjoog ka ahaa safiirka Dowladda Qatar u joogo Soomaaliya, wafdi ka socday Wasaaradda Dhaqanka Dowlada…

GudahaWararka
January 31, 2024

Turkigaโ€ Israa’iil waxay dooneysaa in dagaalka Qaza uu ku fido gobolka

Hoggaamiyaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo taleefoon kula xiriiray madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in dilka Israaโ€™iil ee hoggaamiyaha…

Caalamka
August 2, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023