Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo daahfuray shirweynaha Madasha Xirfadleyda Teknoolojiyadda
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo daahfuray shirweynaha Madasha Xirfadleyda Teknoolojiyadda
GudahaWararka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo daahfuray shirweynaha Madasha Xirfadleyda Teknoolojiyadda

By SB
Last updated: December 12, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda, Mudane Maxamed Soomaali, ayaa maanta furay kulan lagu soo gabagabeynayey tababar ay bixinayeen madasha Somali Network Operators Group ( SomNOG), kuwaas oo muddo saddex maalmood ah lagu siinayey dhallinyarada Soomaaliyeed xirfado muhiim u ah horumarinta tiknoolajiyada dalka.

Kulanka ayaa waxaa kaqeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda, Wakiillo ka socda jaamacadaha dalka, Shirkadaha isgaarsiinta, hay’adaha tiknoolajiyada, Macallimiin, tababarayaal iyo dhallinyaro ka faa’iideystay tababarrada.

Wasiir Maxamed Soomaali ayaa si gaar ah u bogaadiyey dhallinyarada Soomaaliyeed ee dadaalka badan gelinaya barashada iyo hormarinta xirfadaha ICT-ga iyo sida ay ugu heelan yihiin in ay kaalin muuqata ka qaataan dhismaha Soomaaliya dijitaalka ah, isagoo xusay in SomNOG ay noqotay goob dhaliso aqoonyahanno si dhab ah ugu adeegay horumarinta tiknoolajiyada dalka.

Wasiirka ayaa tilmaamay in Wasaaraddu ay mudnaanta koowaad siinayso dhismaha aqoonta, kobcinta xirfadda dhallinyarada, iyo taageerida hindisayaasha kor u qaadaya maamulka iyo ammaanka digital-ka dalka.

Wasiir Maxamed Soomaali ayaa sidoo kale sheegay in Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda ay sii xoojinayso taageerada howlaha kor u qaadaya aqoonta dhallinyarada sida Taageeridda ururrada isxilqaanka, Abuurista fursado tababar oo dheeraad ah, Kasbashada iskaashiga jaamacadaha iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay
Iyo Hormarinta siyaasadaha iyo sharciyada dhismaha dhaqaalaha digital-ka

Ugu dambeyn, Wasiirku wuxuu aad u’adkeeyey inay muhiim tahay sii wadida iskaashi lagu dhisayo jiil aqoon u leh adeegsiga, maamulka iyo hal-abuurka tiknoolajiyada, si loo gaaro Soomaaliya dijitaal ah oo ammaan lana jaanqaada dunida casriga ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidamada Xoogga Dalka oo si buuxda ula wareegay deegaanka Dac ee gobolka Galguduud

Muqdisho,(SONNA):- Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya Dadka deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay Tuulada Dac oo hoos tagta Degmada…

GudahaWararka
August 25, 2023

Madaxweynaha Puntland oo goobjoog ka noqday dhaarinta xeer Ilaaliyaha guud iyo Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka sida

Boosaaso(SONNA):-Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Maanta goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta  xeer Ilaaliyaha guud ee Dowladd…

GudahaWararka
February 12, 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shirka madaxda ururka Bulshada Bariga Afrika

Arusha,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga qayb galay, magaalada Arusha ee dalka Tanzania, Meertada 25-aad…

GudahaWararka
March 7, 2026

Guddoomiyaha Hay’addan SoDMa oo la kulmay Danjiraha Jaamacadda Carabta ee arrimaha Soomaaliya

Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay'adda Maareynta…

GudahaWararka
August 3, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023