Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Haweenka XFS oo la Kulantay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ee Norway
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Haweenka XFS oo la Kulantay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ee Norway
GudahaWararka

Wasiirka Haweenka XFS oo la Kulantay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ee Norway

By Dahir Aadan Cali
Last updated: August 24, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka JFS Marwo Amb Khadija Mohamed Al-makhzoumi ayaa kulan kula yeelatay magaalada Oslo ee Dalka Norway Wasiirka Hormarinta Caalamiga ah ee Norway ร…smund Grรธver Aukrust .

Labada Wasiir ayaa kawada hadlay xoojinta xiriirka labada Dowladood iyo sidii la isaga kaashan lahaa arrimaha hormarinta ee laxiriira Carruurta, Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka iyadoo labada wasiir ay isla meel dhigeen sidii loo hirgalin lahaa arrimaha ay kawada hadleen waxaana kulanka wasiirka ku wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Mohamed Bashir Omar.

Dhinaca kale Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Oslo ee caasimadda Dalka Norway uga qeybgashay Shir looga hadlayay Doorka Haweenka ee Dib-u-dhiska Qaranka taasoo ay kasoo qeyb galeen madax kala duwan oo ka kala socday Soomaaliya iyo Dowlada Marti galisay ee Norway. Kulanka oo ay soo Agaasintay Hayโ€™adaha NOREAF ayaa waxaa furay Wasiir Amb Khadija Mohamed iyadoo sidoo kale madasha ay kasoo qeyb galeen Wasiirka Hormarinta Caalamiga ah ee Noray, Duqa Magaalada Oslo, XIldhibaanno ka kala socday Dowlada Soomaaliya iyo Norway iyo madax kale oo badan.

Madashan oo aheyd tii u horeeysay ee noocan oo kala ah oo lagu qabto Oslo ayaa waxaa si qoto dheer loogu qaadaa dhigay kaalintii ay kasoo ciyaareen haweenka soomaaliyeed nabadeynta iyo dib-u-yagleelida Dowladnimada Soomaaliya kadib buruburkii Dowladdii Dhexe.

Kulankan, waxaa kasoo qeyb galay guud ahaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Norway iyo qaar kale oo ka kala yimid guud ahaan caalamka waxana la isla gartay in lasii laba jibaaro dadaalka ay haweenka Soomaaliyeed ugu jiraan xaqiijinta Qaran xooggan oo dib ula fal gala Aduunka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Hayโ€™adda Duulista Rayidka oo hourmarin mug leh ku sameeysay Badqabka Duulista Rayidka Soomaaliya

Muqdisho(SONNA);-Hayโ€™adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa hourmarin mug leh ku sameeysay Badqabka Duulista Rayidka Soomaaliya iyadoo fulisay dhoolatus ku saabsan ka…

GudahaWararka
December 16, 2024

Taliyaha Boliiska oo xarigga ka jaray dib u habeyn lagu sameeyey Xarunta Hogaanka Gaadiidkaย 

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xariga ka jaray dib u habeyn iyo qalabeyn lagu sameeyey…

GudahaWararka
March 24, 2025

Taliyaha Ciidanka Booliska oo tababar u soo xiray ciidamo boolis ah oo Jabuuti lagu tababaray โ€œSAWIRROโ€

Muqdisho (SONNA)-Taliyaha Ciidanka Bpoliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed iyo wafdi saraakiil ah uu hoggaaminaayey ayaa Dalka Jabuuti tababar…

GudahaWararka
December 9, 2021

Xubno katirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka ammaanka ee ka howlgalo Baydhabo

Muqdisho(SONNA):-Xuseen Axmed Daahir iyo Xasan Cabdirashiid oo muddo dheer ka tirsanaa Khawaarijta ayaa maanta isku soo dhiibay ciidamada ammaanka ee…

GudahaWararka
June 16, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023