Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha golaha shacabka oo shirgudoomiyey kulanka guddiga joogtada
    December 18, 2025
    Wasiirka gaashaandhigga XfS oo shirgudoomiyey shirka wasiiradda gaashaandhigga dalalka xubnaha ka ah ciidanka heeganka Bariga Afrika
    December 18, 2025
    Marwada Madaxweynaha oo kaarka codaynta ka qaadatay degmada Dharkeenley
    December 18, 2025
    Wasiirka Dekaddaha XFS oo boogaadiyay kaalinta wasiirada ee ansixinta Xeer-nidaamiyaha Buugga Badmaaxa
    December 18, 2025
    Xubnaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dastuurka iyo Xafiiska Xisaabiyaha Guud oo yeeshay kulan muhiim ah
    December 18, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka gaashaandhigga XfS oo shirgudoomiyey shirka wasiiradda gaashaandhigga dalalka xubnaha ka ah ciidanka heeganka Bariga Afrika
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka gaashaandhigga XfS oo shirgudoomiyey shirka wasiiradda gaashaandhigga dalalka xubnaha ka ah ciidanka heeganka Bariga Afrika
GudahaWararka

Wasiirka gaashaandhigga XfS oo shirgudoomiyey shirka wasiiradda gaashaandhigga dalalka xubnaha ka ah ciidanka heeganka Bariga Afrika

By SB
Last updated: December 18, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ahna Guddoomiyaha sanadlaha ah ee Wasiirrada Gaashaandhigga ee wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari (EASF), ayaa maanta shir-guddoomiyay Kalfadhiga 35-aad ee Caadiga ah ee Golaha Wasiirrada Gaashaandhigga dalalka xubnaha ka ah (EASF), kaas oo ay martigelineyso Dowladda Soomaaliya.

Kalfadhigan, oo galay maalintii lixaad, ayaa si nidaamsan u soo maray heerarkiisa kala duwan, iyadoo maalmaha hore ay kulamo gaar ah yeesheen Guddiga Khubarada iyo Guddiga Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida ee dalalka xubnaha ka ah EASF. Maanta, oo ah heerka ugu sarreeya ee shirka, ayay Wasiirrada Gaashaandhiggu ka shirayan qodobadii laga soo saaray kulamadii hore.

Wasiir Fiqi oo khudbad ka jeediyay shirka ayaa adkeeyay doorka istiraatijiyadeed ee EASF ee qaadato ka hortagga colaadaha, xoojinta nabadda, xasilinta, iyo dib-u-dhiska colaadaha kadib, iyo sidoo kale wada shaqeynta Midowga Afrika, Qaramada Midoobay, iyo saaxiibada caalamiga ah.

Wasiirku waxa uu sidoo kale xusay in Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu 3-dii Diseembar 2025 ansixiyay Xeerka Aasaaska EASF, taasoo muujinaysa goโ€™aanka adag ee Soomaaliya ka qaadatay ka-qaybgalka amniga iyo xasilloonida gobolka Bariga Afrika.

Maalmihii shirku socday, waxaa si qoto dheer looga dooday xaaladda amniga gobolka, hirgelinta goโ€™aannadii hore, casharrada laga bartay dhoolatusyadii dhawaan dhacay, natiijooyinka hanti-dhowrka, iyo soo-jeedinta Qorshe-howleedka EASF ee 2025, Miisaaniyadda iyo Qorshe-howleedka 2026.

Gebagebadii, Wasiirka Gaashaandhigga XFS ayaa khudbadiisa ku boorriyay dalalka xubnaha ka ah EASF inay sii xoojiyaan midnimada, wada-shaqeynta, iyo isla-xisaabtanka, si Ciidanka Heeganka Afrikada Bari uu u noqdo hayโ€™ad awood u leh ka jawaabidda caqabadaha amni ee gobolka, badbaadinta rayidka, xaqiijinta nabadda iyo xasiloonida guud ahaan gobolka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Guddoomiyaha golaha shacabka oo shirgudoomiyey kulanka guddiga joogtada

Muqdisho(SONMA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa…

December 18, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Golaha shacabka oo ansixiyay hindise sharciyeedka la dagaallanka argagixisada

Muqdisho-(SONNA)-Xildhibaanada Golaha Shcabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka la dagaallanka Argagixsada, waxaana ogolaatay ansixinta sharcigaasi 133-xildhibaan, seddax Xildhibaan…

GudahaWararka
March 8, 2023

Wasaaradda caafmaadka oo Jubaland iyo Koofur Galbeed ku wareejisay gaadiid loogu talajalay baahinta tallaalka

Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowladda FS ayaa gawaari loogu talagalay baahinta adeegga talaalka ku wareejiyey wasaaradaha…

GudahaHealthyWararka
September 11, 2023

Bulshada ku nool deegaanada miyiga ah ee G/Bari oo si isku tashi ah u furaya Waddada Dhabaaqo โ€œSAWIRROโ€

Boosaaso (SONNA) Bulshada ku dhaqan dagmooyinka fog fog ee Gobalka Bari oo u badan Xoolo dhaqato iyo Beeralay ayaa bilaabay…

Wararka
December 6, 2019

Safiirka Soomaaliya ee dalka Masar oo la kulmay safiirka Muritania dalkaasi u jooga

Qaahira (SONNA): Safiirka Jamhuuriyadda FS ee Masar ahna wakiilka joogtada ah ee ururka Jaamacadda Carabta danjire Cali Cabdi Awaare ayaa…

GudahaWararka
July 29, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023