Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
    Duqa Muqdisho oo xarig jaray wadada Sheekh Cali Suufi
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay saraakiishii fulisay hawlgalkii wadada Muqdisho-Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Wasiirka Difaaca XFS oo ka qeybgalay munaasabadda dhaarinta askar ka tirsan Kumaandooska+sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasiirka Difaaca XFS oo ka qeybgalay munaasabadda dhaarinta askar ka tirsan Kumaandooska+sawirro
Wararka

Wasiirka Difaaca XFS oo ka qeybgalay munaasabadda dhaarinta askar ka tirsan Kumaandooska+sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: February 28, 2020
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA) Wasiirka Difaaca Iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Oo Kaqaybgalay Munaasabad Lagu Dhaarinayay Cutubyo Katirsan Ururka 5aad Kumaandooska Xoogga Ee Gor-gor, Munaasabadni lagu qabtay dugsiga Turksom ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa kaqaybgalay Wasiirka Gaashaandhiga X.F.S iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS iyo saraakiil kale oo katirsan xoogga dalka iyo Turkiga.

Munaasabada ayaa ururka 5aad gor-gor kumaandooska xoogga waxeey kusoo bandhigeen toolas soo jiitay kaqaybgalayaasha munaasabada iyo gaadakacayaar waxaana lagu dhaariyay goobtaasi.

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa kahadlay goobta ayaa sheegay in askarta ururka 5aad in laga kala keenay inta badan gobola dalka wuxuuna intaasi kudaray inay farxadgalineeyso qaabka ay tababarka uqaadanayaan.

Wasiirka Difaaca Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed oo munaasabada kahadlay ayaa sheegay in ciidankan tababarka kuqaadanaya dugsiga turksom dadaal badan lagu bixiyay islamarkaasna laga doonayo in dalka ay kadifaacan cadawga.

Wasiirka ayaa gaashaandhigga Xasan Cali Maxamed ayaa tilmaamay in ciidankan ay kusoo aadeen waqti aad uqiima badan dib udhisna uu kusocda Ciidanka Xoogga Dalka.

Askartani maanta ladhaariyay ee katirsan kumaandooska xoogga dalka ee gor-gor ayaa tababar kuqaadandoona dugsiga turksom markii ay dhameeystaan kadib waxeey tababar kale oo intaasi kaasi dheer ayay kusoo qaadandoonaan dalka turkiga.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan Galmudug oo ka Qayb Galay Kulan loogu Ducaynayay Ugaas Taakoy “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA):-Kulan Ducaa oo luugu Tacsiyeenayay Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxay Allaha u naxariustee Ugaas Axmed Bare Cali (Ugaas…

GudahaWararka
July 18, 2021

Dalal kamid ah caalamka oo ku celiyay inay lama taabtaan tahay Madaxbannaanida iyo midnimada dhuleed ee dalka

Dowladdaha Qatar, Turkiga, Imaaraadka Carabta, Ingiriiska iyo Mareykanka oo Soomaaliya ka taageera dhinaca Ammaanka ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada…

Gudaha
October 4, 2024

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka qayb galay shirka EAC

Caruusha(SONNA):-Madaxwweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb galay shirweynaha 24 ee caadiga…

GudahaWararka
November 30, 2024

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo uga jawaabay bulshada Kismaayo su’aalo la xiriira qorsheyaasha dowladda

Kismaayo(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka qeyb galay dood furan oo uu soo qaban…

GudahaWararka
November 30, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023