Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
    In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
    January 9, 2026
    Soomaaliya iyo Singapore oo ka wadahadlay Arrimaha Soomaaliya iyo qodobbo kale
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Dekedaha XFS oo xilalka u kala wareejiyey Maareeyaha Cusub ee Dekeda Muqdisho iyo Maareeyihii hore
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Dekedaha XFS oo xilalka u kala wareejiyey Maareeyaha Cusub ee Dekeda Muqdisho iyo Maareeyihii hore
GudahaWararka

Wasiirka Dekedaha XFS oo xilalka u kala wareejiyey Maareeyaha Cusub ee Dekeda Muqdisho iyo Maareeyihii hore

By SB
Last updated: August 29, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Dakedaha iyo Gaadiidka Badda XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Maareeyihii hore ee Dakedda Muqdisho iyo Maareeyaha Cusub.

Maareeyaha cusub ee Dekedda Muqdisho Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) ayaa si rasmi ah xilka ula wareegay maamulka dekedda, munaasabad ay ka soo qayb-galeen wasiiro, agaasimayaal iyo masuuliyiin kale.

Ameeriko oo hadal ka jeediyay munaasabadda ayaa sheegay inuu ku shaqayn doono tilmaamaha Madaxweynaha iyo qorshaha Xukuumadda Danqaran, isagoo ballan qaaday casriyeyn iyo dhismo cusub oo dekedda lagu xoojinayo, si ay u noqoto il dhaqaale oo muhiim ah, maadaama ay tahay dekedda labaad ee ugu weyn Afrika. Wuxuu sidoo kale ammaanay dadaallada maareeyihii hore ee horumarinta dekedda siddeedii sano ee la soo dhaafay.

Maxamed Cali Ameeriko waa siyaasi iyo diblomaasi khibrad dheer u leh adeegga dawladda, isagoo soo noqday Safiirka Soomaaliya ee Kenya (2007โ€“2015), Agaasimaha Guud ee Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha (2005โ€“2006), iyo kusimaha safaaradda Soomaaliya ee Nairobi (2006โ€“2007). Sidoo kale wuxuu ka shaqeeyay Bangiga Dhexe ee Soomaaliya iyo shirkado caalami ah oo uu ku jiray โ€œCocaColaโ€.

Ameeriko waxa uu sidoo kale aas-aasiye u yahay hayโ€™adda Yasmiin Foundation oo maamusha 11 dugsi oo lacag laโ€™aan ah, kuwaas oo waxbarasho siiya carruur agoon ah, naafada iyo qoysaska danyarta ah.

Xilkan cusub ayuu ku wajahayaa khibraddiisa siyaasadeed, maamul iyo diblomaasiyadeed, si loo xoojiyo kaalinta dekeddu ku leedahay ganacsiga iyo kobaca dhaqaalaha qaranka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid goโ€™aankii xadgudubka ahaa ee Israaโ€™iil ay ku aqoonsatay…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Maaliyadda XFS oo shirar muhiim ah kula yeeshay madax kala duwan magaalada Washington DC

Muqdisho-(SONNA)W asiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Washington Dc, kana qayb galaya…

GudahaWararka
April 23, 2025

Madaxweyanaha JFS oo qaabilay haweenka Culimada ah ee ka qayb galay shirkii Culimada

Muqdisho(SONNA):-Madaxwaynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo aqalka madaxtooyadda Qaranka ku qaabilay gabdhaha Culimada Soomaaliyeed ee ka qeybgalay Shirka Culimada…

GudahaWararka
November 28, 2025

Sudan oo dadaal ugu jirta in laga saaro liiska wadamada argagixisada taageera

Khartuum (SONNA)-Madaxa Golaha Ku-meel-gaarka ee ka Taliya Suudaan, Cabdifataax Al-Burhaan, oo ku sugan dalka Isu tagga Imaaraatka Carabta ayaa kala…

CaalamkaWararka
September 21, 2020

Ciidamada Xoogga oo fashiliyay qaraxyo lagu soo xirrray xoolo nool

Janaale.(SONNA),,,Ciidanka xooggaa dalka ee ku sugan deegaanka Janaale ayaa ku guuleystay in ay ka hortagaan qaraxyo kooxaha argagixisada Al0shabaab ay…

Wararka
April 1, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023