Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay sanadkii 12 aad ee uu u shaqeynayo bulshada
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Dekadaha XFS oo ka hadlay ansixinta Golaha Wasiirada ee Xeerka nidaaminaya gaadiidka badda
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Dekadaha XFS oo ka hadlay ansixinta Golaha Wasiirada ee Xeerka nidaaminaya gaadiidka badda
Gudaha

Wasiirka Dekadaha XFS oo ka hadlay ansixinta Golaha Wasiirada ee Xeerka nidaaminaya gaadiidka badda

By Kulane
Last updated: January 29, 2026
1 Min Read
Share

Muqdisho.SONNAโ€ฆ.Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ka mahadceliyey ansixinta Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda,kaas oo ah isbeddel muhiim ah oo wax ka qabanaya caqabado muddo dheer ka jiray nidaamka badda ee dalka.

Xeer-nidaamiyahani wuxuu dhisayaa hannaan sharci oo mideysan oo lagu diiwaangeliyo maraakiibta Calanka Soomaaliya, wuxuu adkeynayaa badbaadada, kormeerka iyo ilaalinta sumcadda calanka, isla markaana wuxuu xaqiijinayaa u hoggaansanaanta heshiisyada caalamiga ah ee badda.

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sidoo kale sheegay in tani tahay tusaale cad oo muujinaya goโ€™aanka Xukuumadda ee ku aaddan xalinta dhibaatooyinka Soomaaliya iyada oo loo marayo dib-u-habeyn iyo dhisid hayโ€™adeed oo hufan.

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS, ayaaย  ku bogaadinayay madaxda Sare ee Dalka dadaalkooda, aragtidooda fog iyo taageeradooda joogtada ah ee lagu hormarinayo Dowlad-wanaagga, kalsoonida caalamiga ah iyo kobaca dhaqaalaha dalka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay sanadkii 12 aad ee uu u shaqeynayo bulshada

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

DFS oo ku wargalisay hay’adaha ka shaqeeya gargaarka iyo mashaariicda kale inay u soo guuraan dalka

Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Soomaaliya ayaa ku wargalisay hay'adaha ka shaqeeya gargaarka iyo mashaariicda kale inay si buuxda ugu soo guuraan dalka oo…

GudahaWararka
January 31, 2023

Saraakiil ka tirsan maxkamadda ciidamada oo gaaray Gedo

Sasraakiil ka socda maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad ayaa safar shaqo ku tagay degmada Doolow ee…

Gudaha
May 21, 2021

Safiirka Soomaaliya ee dalka Cumaan oo gaaray caasimadda dalkaas ee Masqad

Masqad (SONNA): Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Saldanada Cumaan dannjire Bashiir Xasan Xaaji ayaa gaaray…

GudahaWararka
June 25, 2024

Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlaya howl gallada lagu cirib tirayo khawaarijta

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Difaaca Dalka…

GudahaWararka
October 18, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023