Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo dhambaal taageero ah u dirtay Dowladda Qatar
    January 10, 2026
    Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarriga ka jaray baarkin cusub oo uu yeelanayo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde
    January 10, 2026
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada XFS oo shir caalami ah kaga qayb galay Jarmalka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada XFS oo shir caalami ah kaga qayb galay Jarmalka
GudahaWararka

Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada XFS oo shir caalami ah kaga qayb galay Jarmalka

By SB
Last updated: October 23, 2025
2 Min Read
Share

Berlin(SONNA):-Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee XFS, Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa ka qaybgalay Shirka Cimilada iyo Amniga ee Berlin (Berlin Climate and Security Conference 2025), kaas oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka.

Shirkan oo ay isugu yimaadeen wasiirro, madax ka socotay Midowga Yurub, Qaramada Midoobay, iyo khubaro caalami ah, ayaa lagu falanqeeyay xiriirka u dhexeeya isbeddelka cimilada iyo amniga. Waxaa si gaar ah diiradda loo saaray habka dalalka dunidu u mideyn karaan dadaallada lagu xoojinayo xalalka nabadda ee adkaysiga u leh cimilada (climate-resilient peace solutions).

Wasiir Bashiir Maxamed Jaamac, oo ka qeybgalay dood muhiim ah oo diiradda lagu saaray saameynta cimilada iyo amniga ee dalalka nugul, ayaa hoosta ka xarriiqay sida uu dalka Soomaaliya uga goโ€™an yahay inuu door firfircoon ka qaato dadaallada caalamiga ah ee la xiriira amniga iyo isbeddelka cimilada. Wuxuu xusay in Dowladda Soomaaliya ay xoogga saarayaan dhisidda adkeysiga bulshada iyo yareynta saameynta isbeddelka cimilada ee dalka.

Sidoo kale, Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ayaa si rasmi ah u shaaciyay in Soomaaliya ay ku biirtay Kooxda Bahwadaagta Qaramada Midoobay ee Cimilada iyo Amniga (UN Group of Friends on Climate and Security), oo ka kooban 78 xubnood, kuwaas oo ay ku jiraan 77 dal iyo Wakiillada Midowga Yurub (EU Delegation).

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo dhambaal taageero ah u dirtay Dowladda Qatar

Muqdisho(SONNA):-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujinaysaa walaac qotada dheer oo ku aaddan khasaarihii soo gaaray Safaaradda…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda Maaliyadda oo bilowday jaangoynta misaaniyadda Dowladda ee 2025-ka

Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u biloowday jaangooynta Miisaaniyadda Dowladda ee 2025-ka, iyada oo maanta…

GudahaWararka
September 14, 2024

Muhiimadda Hindise-sharciyeedka NISA u leeyahay la dagaalanka khawaariijta (FAALLO)

Muqdisho(SONNA)--Dhawaan waxay Golaha Shacabka ay meelmariyeen hindise-sharciyeedka Heyโ€™adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ee marka la soo gaabiyo loo aqoon og…

MaqaalladaWararka
February 8, 2023

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Galmudug gaarsiisay qalab looga hor-taggo Covid-19.

Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qalab looga hortegayo cudurka karoona fayras gaarsiisay maamul goboleedka Galmudug. Qalabkaan caafimaad…

Wararka
March 31, 2020

Wafdi ka socda Qadar oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineedย  oo laga hirgaliyay Kismaayo

Muqdisho:(SONNA)-Wafdi uu hogaaminayo Safiika Qatar ee Somaaliya Xasan Xamza iyo madax kale oo ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa manta xarigga…

Wararka
June 18, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023