Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo xubno kale
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Caafimaadka XFS oo Baxreyn kaga qeybgalay kulan weynaha wadamada carabta iyo Jarmalka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Caafimaadka XFS oo Baxreyn kaga qeybgalay kulan weynaha wadamada carabta iyo Jarmalka
Gudaha

Wasiirka Caafimaadka XFS oo Baxreyn kaga qeybgalay kulan weynaha wadamada carabta iyo Jarmalka

By Kulane
Last updated: December 8, 2023
2 Min Read
Share

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa magaalada Manama ee caasimada Boqortooyada Baxreyn kaga qeyb galay kulan weynaha shan iyo tobanaad (15) ee u dhaxeeya wadamada carabta iyo Jarmalka kaasoo looga arinsanayo arrimaha Caafimaadka.

Kulanka oo ay kasoo qeyb galeen Wasiirada Caafimaadka wadamada Carabta iyo Jarmalka ayaa waxaa furay madaxa Golaha Sare ee Caafimaadka Boqortooyada Baxreyn Sheekh Mohamed Bin Abdullah Al-khalifah iyo wasiir ku xigeenka Caafimaadka wadanka Jarmalka prof Edgar Franke, shirka ayaa looga arrinsaday maalgashiga Caafimaadka, soo saarista dawo tayo sare leh, iyo hababka ugu haboon ee tiknoolojiyada loogu adeegsado adeeg bixinta Caafimaad.

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr Cali  aaji Aadan  oo shirka kadib kulan gaar ah la qaatay Wasiir ku xigeenka Caafimaadka wadanka Jarmalka prof Edgar Franke ayaa waxa uu uga mahadceliyay taageerada Caafimaad ee ay u fidiyaan shacabka Soomaaliyeed, waxa uuna ka codsaday in ay maalgashi ku sameeyaan Sector-ka Caafimaadka dalkeena iyo in ay ka taageeraan xoojinta nidaamka Caafimaad iyo helida qalab Caafimaad oo casri ah.Wasiirka ayaa sidoo kale ka codsay madaxda Caafimaad ee wadanka Jarmalka in ay aqoon kororsi u sameeyaan injineerada ku taqasusay cilad bixinta qalabka Caafimaad si loo yareeyo ciladaha soo noqnoqda ee fadhiisiya qalabka Caafimaad, dhankiisa prof Edgar Franke Wasiir ku xigeenka Jarmalka ayaa soo dhaweeyey codsiga Wasiirka waxa uuna ballan qaadey in Dowladdiisa xoojin doonto garab istaaga horumarinta Caafimaadka Soomaaliya islamarkaana ay fulin doonaan nuxurka wadahadalka.

Gabagabadii ayaa mas’uuliyiinta waxa ay ka qeyb galeen furitaanka bandhiga Caafimaadka ee Manama kaasoo lagu soo bandhigay dawooyin iyo qalabka Caafimaad oo ku shaqeeya tiknoolojiyadda casriga ah islamarkaana ka turjumaya horumarada isdaba jooga ah ee laga gaarayo Caafimaadka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xamarjajab,Waabari iyo Cabdicasii oo saakay ay kasocto diiwaangelinta codbixiyaasha 

Muqdisho(SONNA):-Degmooyinka Xamarjajab,waabari iyo Cabdicasiis ee gobolka Banaadir waxaa saakay ka bilaabay is diiwaangelinta codbixiyaasha ,kuwaas oo la qorsheeyay in ay…

GudahaWararka
April 22, 2025

Danjire Jibriil Cabdulle oo lagu martiqaaday inu furo tartanka Sanadlaha ah ee Lady Justice

Nairobi(SONNA):-Danjire Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa lagu martiqaaday inuu furo tartanka sannadlaha ah ee Lady Justice Joyce Aluoch International Intervarsity ADR…

GudahaWararka
August 20, 2025

Shirka looga hadlayo Isbaddelka Cimillada oo maanta ka furmaya Addis Ababa

Addis Ababa – Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa maanta ka furmaya shirka looga hadlayo isbeddelka cimilada iyo…

GudahaWararka
September 8, 2025

Wasiirka Maaliyadda XFS shir muhiim ah khadka kula yeeshay Wasiirada Maaliyadda Maamul goboleedada

Muqdisho(SONNA):-𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐁𝐢𝐢𝐱𝐢 𝐈𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐂𝐢𝐠𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝-𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐞𝐞𝐝𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐐𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐓𝐚𝐥𝐞𝐞𝐟𝐨𝐨𝐧𝐤𝐚.…

GudahaWararka
February 2, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023