Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiir Maareeye oo ka hadlay wax-qabadka Dowladda intii ay jirtay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasiir Maareeye oo ka hadlay wax-qabadka Dowladda intii ay jirtay
Wararka

Wasiir Maareeye oo ka hadlay wax-qabadka Dowladda intii ay jirtay

By Kulane
Last updated: February 8, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Berri waxa ay ku beegan tahay 8-da February markii la doortay Madaxwenaha Dowladda Federaalka , mudane; Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo ay ka soo wareegatay muddo 3 Sano ah.

Haddaba maxaa u qabsoomay hay’adaha Dowladda waxaa ka jawaabay Wasiirka
Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ka
qeybgalay Barnaamijka kulanka Toddobaadka ee Warbaahinta Qaranka.

Wasiirka waxa uu sheegay in Xukuumadda Nabad iyo Nolal  ay horumar
weyn ka sameysay Ammaanka, Dhaqaalaha, Adeegga bulshada iyo Xiriirka
Caalamiga ah, inkastoo uu qiray in aan la gaarin meeshii la rabay
daruufaha jira awgeed iyo burburkii Dalka gaaray.

AMMAANKA

Wasiirka waxa uu sheegay in maanta ay leedahay Soomaaliya Ciidan
diiwaan gashan oo la siiyay tababar iyo mushaar kuwaas oo  awood u leh
la dagaalanka argagixisada iyo xaqiijinta ammaanka, isaga oo aan
meesha ka saarin dhagarta argagixisada oo uu sheegay in aysan laheyn
awood ay kaga hortagaan Ciidanka

DHAQAALAHA

“Waxaan wax ka qabanahay dhaqaalaha, waxaa sanad kasta sare u kaca
dhaqaalaha Dalka taas oo sabab u ah sida aan u ilaalineyno amaanada,
waxaan si joogta ah u bixinay mushaaraadka, waxaa wax lagu faano ah
deyn cafinta oo waqti badan la galiyay haddana mareysa meel wanaagsan”
ayuu yiri Wasiir Maareeye.

ARRIMAHA BULSHADA

Maxamed Cabdi Maareeye oo ka hadlayay waxa laga qabtay arrimaha
bulshada ayaa sheegay in Xukuumadda ay Isxilqaan ku dhistay Xarumaha
danta guud, sida Maktabada Qaranka, Matxafka iyo Tiyaaterka, sidoo
kale waxa uu xusay Dhismaha Waddooyinka iyo ageega Waxbaradhada oo
gaaray gobolada Dalka.

XIRIIRKA CAALAMIGA AH

“Waxaan xoojinay xiriirka Caalamiga ah, waxaan dib usoo ceshanay
kuraastii Soomaaliya ay ku lahayd Ururada Caalamiga ah, maanta waxaa
loo baahan yahay Codka Soomaaliya, waxaan ku guuleysanay in aan soo
deyno Soomaali badan oo ku xirneed Xabsiyada Caalamka”  sidaas waxaa
yiri Wasiir Maareeye

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Golaha Warbaahinta Soomaaliyeed oo doortay hoggaan cusub

Muqdisho, (SONNA): Golaha Warbaahinta Soomaaliyeed ayaa Cabdiraxmaan Maxamed Aadan (Koronto) u doortay Guddoomiyaha golaha, kaddib doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho.…

GudahaWararka
December 12, 2024

Guddoomiyaha Gobalka Mudug oo kormeerey Ceelbiyood laga qodayo Deegaanka Gosol

SONNA (MUDUG)- Guddoomiyaha Gobalka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur iyo Mas’uuliyiin  kale ayaa maanta gaaray Deegaanka Gosol ee Gobolka Mudug.Waxayna kormeereen qodista…

GudahaWararka
January 8, 2022

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Madaxa Hay’adda Miino baarista

Muqdisho,(SONNA):-  Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Axad ah, ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda…

GudahaWararka
May 25, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf ku maamuusay ka qeyb-galeyaashii Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada+sawirro

Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan casho sharaf ah ku maamuusay dhallinyaro ka socotay dalladaha…

Wararka
December 5, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023