Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    La kulan Hirarka Badda Baraawe iyo da’yar soo dabtay quudka maalintiisa
    May 12, 2026
    SoDMA oo gargaar raashin ah u qaybisay 2,000 oo qoys oo ku sugan Baardheere
    May 12, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galay shir madaxeedka Afrika
    May 11, 2026
    Tirinta cododka Doorashooyinka K/Galbeed oo la soo geba-gebeeyay
    May 11, 2026
    Wasiirka Arimaha Dibadda oo Nairobi uga qaybgalay shir madaxeedka Africa Forward
    May 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta XFS oo kulan la yeeshay Duqa Magaalada Minneapolis
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta XFS oo kulan la yeeshay Duqa Magaalada Minneapolis
GudahaWararka

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta XFS oo kulan la yeeshay Duqa Magaalada Minneapolis

By SB
Last updated: September 20, 2025
2 Min Read
Share

Minneapolis(SONNA):-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, ayaa  kulan rasmi ah la yeeshay Duqa Magaalada Minneapolis, Mudane Jacob Frey.

Kulankan ayaa ujeedkiisu ahaa xoojinta xiriirka ka dhexeeya maamulka magaalada iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed, iyo ka wada hadalka arrimaha horumarinta dhaqanka, dalxiiska, bulshada, iyo dhaqaalaha.

Intii uu kulanku socday, Duqa Minneapolis ayaa Wasiirka uga warbixiyey xaaladda guud ee magaalada, adeegyada bulshada, iyo sida bulshada Soomaaliyeed ay door muhiim ah uga ciyaaraan horumarinta magaalooyinka iyo dhisidda bulsho isku xiran.

Waxa uu sidoo kale ka hadlay barnaamijyada kala duwan ee dowladda hoose ee Minneapolis ku taageerto bulshada qurbajoogta, gaar ahaan adeegyada waxbarashada, caafimaadka, fursadaha shaqo, iyo horumarinta dalxiiska.

Wasiir Al-Cadaala ayaa uga mahadceliyey Duqa Minneapolis sida sharafta leh ee uu xafiiskiisa ugu soo dhaweeyey, isagoo xusay muhiimadda iskaashiga iyo xiriirka dhow ee ka dhexeeya Jaaliyadda Soomaaliyeed iyo maamulka magaalada.

Wasiirku wuxuu tilmaamay in kulankan uu yahay tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo wada-shaqeynta labada dhinac, islamarkaana lagu horumarinayo fursadaha dhaqanka, dalxiiska, iyo adeegyada bulshada ee magaalada Minneapolis iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Mareykanka.

Kulanka ayaa sidoo kale lagu falanqeeyey sida bulshada Soomaaliyeed ay uga qeyb qaadan karto horumarinta dhaqanka, dalxiiska, iyo adeegyada bulshada, iyadoo la isku raacay in la sameeyo iskaashi joogto ah oo dhanka warfaafinta iyo wacyigelinta bulshada ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

La kulan Hirarka Badda Baraawe iyo da’yar soo dabtay quudka maalintiisa

Xeebta magaalada Barawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa subaxnimadii maanta noqotay mid ku kulmisay nolol…

May 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka warfaafinta oo qaabilay madaxa hay’adda iskaashiga caalamiga ee Turkiga ( TIKA)

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa…

GudahaWararka
February 28, 2024

Shirka wadatashiga Hindise sharciyeedka korontada oo maalinti labad galay

Muqdisho:(SONNA)-Shirka Wadatashiga hindise sharciyeedka korontada oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Tamarta Iyo Khayraadka biyaha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaan…

WararkaWargayska
June 21, 2020

Madaxda dowlad Goboleedyada oo gaaray magaalada Garoowe

Muqdisho:(SONNA)-Magaalada Garowe waxaa goordhaw gaaray Madaxweynayaasha maamul goboleedyada  oo saaka ka amba-baxay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Mas’uuliyintaan ayaa waxaa…

Wararka
July 15, 2020

Barnaamijka bilic soo-celinta waddooyinka Muqdisho oo wajigii labaad galay

Muqdishu-(SONNA)- Maamulka gobalka Banaadir ayaa bilaabay wajigii labaad ee bilic soocelinta waddooyinka caasimadda,wajiga hore  ayaa ah nadiifinta carrada ay keneen…

GudahaWararka
November 15, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023