Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta XFS oo Kulan la qaatay Duqa Magaalada Seatte ee Dalka Mareykanka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta XFS oo Kulan la qaatay Duqa Magaalada Seatte ee Dalka Mareykanka
Gudaha

Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta XFS oo Kulan la qaatay Duqa Magaalada Seatte ee Dalka Mareykanka

By Kulane
Last updated: October 11, 2024
2 Min Read
Share

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, oo maalmahaan ku sugnaa dalka Maraykanka ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Mohamed Egal oo ah Duqa Magaalada Seattle Gobolka Washington ee  carigga Maraykanka.

Wafdiga Wasiirka ayaa waxaa ku weheliyey Xoghayaha koowaad ee Safaaradda aan ku leenahay magaalada washington DC ee Magaalo Madaxda Maraykanka & qaar ka mid ah hoggaanka Jaaliyaadda Soomaaliyeee ee Gobolka Washington oo ay hoggaaminaysay Marwo Sahra Farah oo Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Seattle.

Kulankan ayaa lagu falanqeeyay xoojinta xiriirka ka dhaxeeya maamulka magaalada iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee halkaas ku nool, iyada oo la taageerayo dadaallada lagu horumarinayo dhaqanka, warfaafinta, iyo fursadaha dalxiiska ee Soomaaliya.

Wasiir Al-Cadaala ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay in la kobciyo fahamka dhaqan-dhaqaale ee labada dhinac iyo in bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Mareykanka ay sii wadaan kaalmada iyo horumarinta dalkooda hooyo.

Wuxuu sidoo kale soo bandhigay fursadaha dalxiiska ee Soomaaliya, isaga oo ku booriyay Duqa Magaalada  SeaTac, inay ka qayb qaataan dadaallada lagu dhiirrigelinayo maalgashiga dalxiiska Soomaaliya.

Duqa magaalada, Mohamed Egal, ayaa dhankiisa muujiyay sida ay uga go’an tahay inuu sii wado taageerada bulshooyinka Soomaalida Wuxuu intaa ku daray in iskaashiga dhex mara Soomaaliya iyo maamulka magaalada SeaTac uu noqon karo mid faa’iido leh oo labada dhinacba ka faa’iidaystaan.

Wasiir Al Cadaala ayaa sidoo kale wuxuu la kulmay Gudoomiyaha Gollaha deegaanka Magaalada Takwille ee Gobolka Washington mudane Mohamed Abdi isagoo ku soo dhaweeyey Xarunta Gollaha deegaanka Magaalada Takwillae Gudoomiye Mohamed Ayaa biggaadiyey wasiirka & booqashada,isagoo wasiirka u sharaxay shaqada Gollaha deegaanka  Magaalada Takwilla.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo xariga ka jaray Xarunta taliska Ciidanka Haramcad

Muqdisho(SONNA):-waxa maanta Magaalada Muqdisho  lagu qabtay munaasabadda xarig-jarka xarunta Taliska Ciidanka Haramcad, kaddib markii dib-u-dayactir ballaaran lagu sameeyay xarunta. Xafladda…

GudahaWararka
September 11, 2025

Howlgallo ka dhan ah Khawaarijta oo ka dhacay deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan 

Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Deegaanka ee Gobolka Hiiraan ayaa xalay weerar culus ku qaaday dhagarqabayaal ka tirsan Khawaarijta oo ku dhuumaaleysanayey aagga deegaanka…

GudahaWararka
April 23, 2025

Duufaano ka dhacay dalka Brazil oo sababay dhimashada 13 qof

Brazil(SONNA):-Dufaano xooggan ayaa ku dhuftay qaybo ka mid ah dalka Brazil taas oo sababtay dhimashada 13 qof. Badhasaabka gobolka Rio…

GudahaWararka
June 19, 2023

Maxkamadda sare oo maanta u fariisaneysa dhageysiga 2-aad ee dacwadda Eedeysane Sayid Cali

Muqdisho-(SONNA)-Maxkamadda sare ee JFS ayaa maanta u fariisaneysa dhageysiga 2-aad ee dacwadda Eedeysane Sayid Cali Macallim Daa'uud oo ku eedeysan…

GudahaWararka
September 18, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023