Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Wasiir Fiqi oo ka hadlay wada hadallada Soomaaliya iyo Ethiopia 
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiir Fiqi oo ka hadlay wada hadallada Soomaaliya iyo Ethiopia 
GudahaWararka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay wada hadallada Soomaaliya iyo Ethiopia 

By Kanaava Mohamed
Last updated: November 9, 2024
4 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA]:-Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi oo wareysi siiyay warbaahin Qaranka oo xog cusub ka bixiyey halkii ay ku dambeeyeen wadahadallada Soomaaliya iyo Itoobiya.

Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in wadahadallada wareegga 3-aad ay hakad u galeen mashquul labada dhinac ah taasoo ka dambeysay shirkii guud ee Qaramada Midoobay oo soo dhax-galay, waxuuna tilmaamay in dowladda Turkiga dadaal xooggan ku bixineyso in natiijo laga helo shirka loo madlanyahay.

“Wadahadalaas way soo socdeen runtii, bishii 7-aad iyo 8-aad waa la fadhiistay wareegga 2-aad, midka 3-aad ayaa loo balansanaa bishii 9-aad taasi ma dhicin, shirkii QM ayaa soo dhax-galay dib ayaa loo dhigay, balse howshaas wali way socotaa dowladda Turkiga dadaal xooggan ayay wadaa balse meesha uu gaari karo ma qayaasi karno, waxaana rajeyneynaa inuu guul ku soo dhamaado oo miirka u soo laabto madaxda hadda ka tilisa Ethiopia ayna runta u soo jeestaan” ayuu yiri wasiir Fiqi.

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS ayaa u sheegay Madaxda Ethiopia inay xaqiidda u soo laabtaan oo runta isu sheegaan, si wadallo natiijo leh loo gaaro, isagoo ka rajeeyay kulanka 3-aad mid natiijo ay ka dhalato.

“Ethiopia haday maalgalin rabaan Barbara ayay qeyb ka heleen, laakiin marabaan, xitaa Jabuuti ayaa dhahday bad ayaan idin siineynaa marabaan way ka muuqataa inaysan ka jawaabin. Waxuu is tusay riyo been ah, kuwaa been u sheegay in Soomaaliya jilicsantahay oo waxeeda la qaadan karo, balse taas sax ma ahan oo waxaa diiday Soomaaliya iyo dhamaan dowladaha Adduunka iyo hay’adaha caalamiga sid QM iyo AU” ayuu intaas ku daray Wasiirka.

Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa xasuusiyay Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed in taliskii isaga uu kamid ahaan jiray waxa soo ka raacay xadgudubkii dhawaa kaas oo ay ku doonayeen inay Soomaaliya ku qabsadaan balse ugu dambeyn iyagii loo tuugay inay nabad ku baxaan oo jidka loo galin.

“Hoggaankii hore waa tii isagana soo haweystay dhulka Soomaaliyeed soona galiyay ciidammo gaaraya 50 kun, maxay dhaxalsiisay taas, in la codsaday inay ciidankooda nabad-galyo ku baxaan oo aanan jidka loo galin, iyagoo xaalka ku xunyahanya xaduudka ka baxeen, Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed wuu hurdayaa Taariikhdaaas ma akhrin, waliba ah mid dhow oo isaga uu ahaa sargaal wayn oo ka tirnaa nidaamkii xiligaas” ayuu yiri Mudane Fiqi.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa ugu dambdeyn sheegay inay Soomaaliya diyaar u tahay heshiis waa hadii nidaam sax loo soo maro oo quwaaniinta caalamiga ah la ixtiraamo balse taasi Ethiopia iska indha tireso.

“Soomaaliya heshiis ma diidano baddaan Allaa nasiiyay, in laga faa’ideysto oo kheyraadka ku jira laga soo saaro, hadii dowladda Dariska canshuur looga heli karo oo wax kala soo dagaan dowlad Soomaaliyeed heshiis lala galaya wax diidaya majiraan, waxaa la diidanyahay waa ciidan ayaa geysanayaa, waana taas midda dowladda diiday balse waxii heshiis ah diyaar ayay u tahay”.

Taliska Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa bishii January ee sanadka heshiis beenaad ah la galay maamulka Hargeysa ee Waqooyiga Soomaaliya, taasoo uu kula kulmay waji gabax diblomaasiyadeed, kadib markii dowladda Soomaaliya qaaday talaabooyin lagu diiday xadgudubkaas.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Laamaha Ammaanka ee gobolka Banaadir oo gacanta ku soo dhigay nin loo haysto fal dil ah 

Muqdisho,(SONNA):-Taliska Qeybta Guud Booliiska gobolka Banaadir gaar ahaan ciidanka Saldhigga Booliiska degmada Hodan ayaa gacanta kusoo dhigay dhagar-qabaha fal dil…

GudahaWararka
August 11, 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Munaasabadda Furitaanka Sannad Dugsiyeedka 2026

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY MUNAASABADDA FURITAANKA SANNAD DUGASIYEEDKA 2026 Muqdisho, Sebteembar 6, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane…

GudahaWararka
September 6, 2025

Taliyaha ciidanka dhulka oo kormeeray xarunta taliska Gorgor ee Xoogga Dalka

Muqdisho (SONNA):-Taliyaha Ciidanka dhulka XDS Gen Axmed Aadan Cali ayaa maanta Kormeer shaqo ku tagay dugsiga Tobobarka Ciidamada Turki Som…

GudahaWararka
July 4, 2023

Duqeyn lagu beegsaday Daacish oo ka dhacday gobolka Bari ee Puntland

Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Taliska AFRICOM ee Ciidamada Mareykanka ayaa si wadajir ah u fuliyay howlgal duqeyn ah oo…

GudahaWararka
April 2, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023