Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ex-Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin oo dil toogasho ah lagu xukumay
    March 14, 2026
    Golaha Aqalka sare ee BJFS oo ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah
    March 14, 2026
    Wasiirada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Qadar oo yeeshay kulan muhiim ah
    March 14, 2026
    R/Wasaare Ku-xigeenka XFS oo ka hadlay heshiis lala galay West Virginia oo la xiriira horumarinta khayraadka Soomaaliya
    March 14, 2026
    In kabadan 22 khawaarij ah oo lagu dilay howlgal ka dhacay Hiiraan iyo Mudug
    March 14, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiir Faarax Cabduqaadir “Macallimiinta seddexda kun ah laguma qeybin doono nidaamka qabiilka”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiir Faarax Cabduqaadir “Macallimiinta seddexda kun ah laguma qeybin doono nidaamka qabiilka”
GudahaWararkaWaxbarashada

Wasiir Faarax Cabduqaadir “Macallimiinta seddexda kun ah laguma qeybin doono nidaamka qabiilka”

By Bile
Last updated: February 6, 2023
4 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo fulinaysa amarka Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, sidoo kalena gudanaysa waajibaadkeeda dastuuriga ah ee baahinta waxbarashada aas-aasiga ah si ubad kasta oo Sooomaaliyeed ee gaaray da’da waxbarashada u helaa waxbarasho tayo leh oo lacag la’aan ah ayaa wasaaraaddu waxaa ay daah furtay hannaanka lagu shaqaaleysiinayo 3000 macallin oo ka hawlgeli doona Dowlad goboleedyada iyo gobolka Banadir.

Wasiirka wasaaradda waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudan Faarax Sheekh Cabduqaadir oo ka hadlay munaasabadda lagu daahfurayay hanaanka qaadashada mucalimiinta ayaa is dul taagay hannaanka iyo habraaca loo marayo shaqaaleysiinta 3000 ee macallin, waxaana uu tilmaamay in la raacayo hannaan wasaaraddu dajisay oo cadaalad ah, una siman dhamman Ummadda Soomaaliyeed.

Mudane Faarax Sheekh Cabduqadir ayaa sheegay in dhibatooyinka dib u dhigay ee la haray dowladdnimada iyo bulshadda ee ay kamid ka yihiin dagaalada, musuqa, amni xumida, xassilooni darada, gaajada iyo dhammaan qodobada ee la xusi karo in aqoon la’aantu keentay.

“Markaan ka baxno halka ugu hooseysa ee liiska waxbarashadda ayaan ka baxeyna halka ugu hooseysa ee liiska musuqa iyo horumarka, Dhinac kaste eeg, xal aan waxbarasho ahayn oo dalkeennu iyo dadkeennu leeyahay ma jiro,  haddii ay tahay jahli, haddii ay tahay dagaal, haddii ay tahay khilaaf iyo xitaa kuwa na qarxinaya intaba waxaa ay ka yimaadeen aqoon la’aan” ayuu yiri wasiirka waxbarashadda

Wasiirka Faarax Macalin oo tilmaamayey muhiimadda Macalinka ayaa yiri  “Beni aadanku marka ay adduunka yimaadan waxaa ay ku kala horumaraan waa macalinaka, cidda wax baertay,marka iyagoon waxba aqoonin ayey adduunyada ku soo biiraan, haddii ay kala horumarsan yihiinna, waa sida wax loo baray, ummaduhuna sida ay u kala horumarsan yihiin waa sida ay wax u barteen”

Wasiirka waxbarashadda oo ka xog bixiyay baahida macaliinta ee jirta ayaa sheegay in 120,000 oo macalimiin ah loo baahan yahay, aadna ay u yar tahay tirada haatan la qorsheeyay ee ah 3000 macallin, waxaana uu tilmaamay in dhaqaalaha lagu shaqaaleysiinayo macalimiinta ay ka timid canshuurta laga qaado dadka Soomaaliyeed.

“Markii wasaaradda waxbarashadda la ii magacaabay waxaan qoray codsiyo kala duwan oo ku aadan baahida waxbarasho balse jawaab kama helin, in la shaqaaleysiiyo 3000 macallin waa jawaab ka timid shacabka Soomaaliyeed ee bixiyay canshuurta, si canshuurtaas mushaar looga dhigo macalimiinta Soomaaliyeed”/ ayuu sheegay Faarax Cabduqaadir.

Dhanka kale wasiirka oo ka hadlay hannaanka loo qaadanayo macalimiinta, ayaa tilmaamay in xulashadda iyo qaabka loo shaqaaleysiinayo macalimiinta ay tijaabo ku tahay wasaaradda waxbarashadda, qof walbana ay ku soo dhaceyso in loo mari doono hannaanka wax lagu qeybsado ee 4.5 ama in xildhibaan, Siyaasi iyo oday dhaqameed inay keenayaan macalimiinta. Balse waxaan go’aan sanahay inaan qaadno wado taas ka duwan oo ah hannaan iyo hab-raac loo siman yahay oo wasaaraddu dajisay.

“Macallimiinta seddexda kun ah laguma qeybin doono nidaamka qabiilka 4.5, Xildhiban ama siyaasina ma keeni doono, waxaa loo maraya hannaan hufan oo ka bilaaabanaya hubinta dhammaan dokumeentiska iyo shahaadooyinka ay soo gudbistaan codseyaasha illaa imtixaanka guud ee la wada galayo,iyadoo ugu dambeyn loo furayom imtixaan soconaya lix bil oo lagu baranayo habka waxbarista” ayuu yiri wasiir Faarax Cabduqaadir

 

TAGGED:Wasiir Faarax Cabduqaadir "Macallimiinta seddexda kun ah laguma qeybin doono nidaamka qabiilka"
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ex-Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin oo dil toogasho ah lagu xukumay

Muqdisho,(SONNA):- Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo…

March 14, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka gaashaandhigga oo wasaaradda ku qaabilay safiirka Ruushka

Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Danjiraha Ruushka u fadhiya…

GudahaWararka
May 22, 2024

Xuska maalinta caalamiga ah ee naafada oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho (SONNA): Wasiiru dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS mudane Maxamed Cusmaan Naastaro oo uu wehliyo Agaasimaha Guud…

GudahaWararka
December 3, 2025

𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐅𝐚𝐫𝐚𝐬𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐮𝐠𝐚 𝐜𝐚𝐟𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐥𝐚𝐜𝐚𝐠 𝐝𝐡𝐚𝐧 𝟏𝟒𝟓.𝟔 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐃𝐨𝐨𝐥𝐥𝐚𝐫

uqdisho(SONNA):-Munaasibad kooban oo maanta lagu qabtay xarunta safaaradda Faransiiska ee maagaalada Nairobi ayaa waxaa si wadajir ah u saxiixay heshiiska…

GudahaWararka
December 2, 2024

Golaha Shacabka oo ka dooday Hindise Sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka Soomaaliyeed

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kulankooda 20-aad ee kalfadgiga shanaad,…

GudahaWararka
September 9, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023