Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galay shir madaxeedka Afrika
    May 11, 2026
    Tirinta cododka Doorashooyinka K/Galbeed oo la soo geba-gebeeyay
    May 11, 2026
    Wasiirka Arimaha Dibadda oo Nairobi uga qaybgalay shir madaxeedka Africa Forward
    May 11, 2026
    Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay Dhiggiisa Dalka Algeria
    May 11, 2026
    Madaxweynaha JFS oo gaaray Uganda
    May 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Wasiir Cali-Xoosh: oo bogaadiyey dedaaladda xasilinta ee ka socda dalka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiir Cali-Xoosh: oo bogaadiyey dedaaladda xasilinta ee ka socda dalka
GudahaWararka

Wasiir Cali-Xoosh: oo bogaadiyey dedaaladda xasilinta ee ka socda dalka

By SB
Last updated: July 27, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane xildhibaan Xil- Cali Yuusuf Cali – Xoosh oo khudbad ka jeediyey Madasha isku duwida Arrimaha Xasilinta Dalka ayaa ka hadlay sida Dowladda Soomaaliya ay hortabin u siiso howlaha Xasillinta ee laga fulinayo deegaannada laga xoreeyey Khawaarijta.

Wasiir Cali – Xoosh ayaa ugu horayn bogaadiyey dedaaladda xasilinta ee ka socda guud ahaan dalka isaga oo Sheegay in dhamaan loo midoobo sidii looga wada shaqayn lahaa xasillinta “Goobaha Khawaarijta laga xoreeyay waxaa ka socda hawl baaxad leh oo baahan midnimo iyo in laga wada shaqeeyo in dalladaasi ay miradhalaan”.

Sidoo kale Wasiir Cali Xoosh ayaa sheegay in ka wasaarad ahaan ay ka go’an tahey adkaynta iyo xoojinta wadashaqaynta xasilinta ❞𝐊𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝 𝐚𝐡𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐧𝐚𝐠𝐚 𝐠𝐨’𝐚𝐧 𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐝𝐤𝐚𝐲𝐧𝐨, 𝐱𝐨𝐨𝐣𝐢𝐧𝐚𝐧𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚𝐪𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐚𝐧 𝐥𝐚𝐥𝐞𝐞𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐞𝐞𝐝𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐚𝐧𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐱𝐚𝐬𝐢𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚❞.

Ugu dambeyntii waxaa uu ka hadlay howlgallada ka socda Jubbaland ❞𝐃𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐉𝐮𝐛𝐚𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐨 𝐡𝐚𝐰𝐥 𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐨𝐨 𝐝𝐢𝐛 𝐮 𝐱𝐨𝐫𝐞𝐲𝐧 𝐚𝐡, 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚𝐚𝐬 𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐧𝐚𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐅𝐞𝐝𝐞𝐫𝐚𝐚𝐥 𝐚𝐡𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐠𝐚𝐫𝐚𝐛 𝐭𝐚𝐚𝐠𝐚𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲❞.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galay shir madaxeedka Afrika

Nairobi,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam…

May 11, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirada Ganacsiga iyo Beeraha XFS oo kormeeray keydka badeecooyinka laga keeno dibadda

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Aadan Geesood, iyo Wasiirka Beeraha iyo Waraabka, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye),…

GudahaWararka
May 4, 2025

Wasiir Beyle oo hambalyo u diray Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika oo mar kale loo doortay Xilkaas

Muqdisho (SONNA)- Sii hayaha Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shir…

Wararka
August 28, 2020

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2025

Muqdisho, Isniin Oktoobar 07 2024:- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah oo uu guddoominayey…

GudahaWararka
October 7, 2024

Xildhibaannada J.F.S oo ka shiraya xisaab xirka miisaaniyadda sanadkii tegay

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa  maanta yeelanaya kulan looga hadlaayo xisaab xirka Miisaaniyadda sanadkii tegey ee 2018-kii. Golaha…

Wararka
November 16, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023