Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane xildhibaan Xil- Cali Yuusuf Cali – Xoosh oo khudbad ka jeediyey Madasha isku duwida Arrimaha Xasilinta Dalka ayaa ka hadlay sida Dowladda Soomaaliya ay hortabin u siiso howlaha Xasillinta ee laga fulinayo deegaannada laga xoreeyey Khawaarijta.
Wasiir Cali – Xoosh ayaa ugu horayn bogaadiyey dedaaladda xasilinta ee ka socda guud ahaan dalka isaga oo Sheegay in dhamaan loo midoobo sidii looga wada shaqayn lahaa xasillinta โGoobaha Khawaarijta laga xoreeyay waxaa ka socda hawl baaxad leh oo baahan midnimo iyo in laga wada shaqeeyo in dalladaasi ay miradhalaanโ.
Sidoo kale Wasiir Cali Xoosh ayaa sheegay in ka wasaarad ahaan ay ka goโan tahey adkaynta iyo xoojinta wadashaqaynta xasilinta โ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐ ๐๐ก๐๐๐ง ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ง๐๐ ๐ ๐ ๐จโ๐๐ง ๐ข๐ง ๐๐๐ง ๐๐๐ค๐๐ฒ๐ง๐จ, ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐๐ง๐ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐ช๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ง ๐ฅ๐๐ฅ๐๐๐ง๐๐ก๐๐ฒ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐๐๐๐ฒ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐๐ง๐๐๐ฒ๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐ฑ๐๐ฌ๐ข๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐โ.
Ugu dambeyntii waxaa uu ka hadlay howlgallada ka socda Jubbaland โ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐ง๐๐๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐๐๐ฅ๐๐ง๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ค๐ ๐ฌ๐จ๐๐๐จ ๐ก๐๐ฐ๐ฅ ๐ฐ๐๐ฒ๐ง ๐จ๐จ ๐๐ข๐ ๐ฎ ๐ฑ๐จ๐ซ๐๐ฒ๐ง ๐๐ก, ๐ฌ๐ก๐๐ช๐๐๐๐๐ฌ ๐ฐ๐๐๐ง ๐๐จ๐ ๐๐๐๐ข๐ง๐๐ฒ๐ง๐๐ ๐ค๐ ๐ ๐๐๐๐ซ๐๐๐ฅ ๐๐ก๐๐๐ง๐ ๐ฐ๐๐๐ง ๐ ๐๐ซ๐๐ ๐ญ๐๐๐ ๐๐ง๐๐ก๐๐ฒโ.