Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo dhoweysay ansixinta dastuurka dalka
    March 5, 2026
    Madaxda Hir-shabeelle oo boogaadiyay go’aanka 2-da aqal ee ansixinta dastuurka dalka
    March 5, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 2-aad oo la sameeyay
    March 5, 2026
    Xukuumadda oo ahmiyad siinaysa daryeela Agoonta
    March 4, 2026
    Wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka oo soo dhowaysay Ansixinta Baarlaamaanka ee dhamaystirka Dastuurka
    March 4, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiir Cadaala: Shirkeenna maanta waxa uu ku saabsanaa bayaaminta sida DFS u curyaamisay dhaqaalihii khawaarijta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiir Cadaala: Shirkeenna maanta waxa uu ku saabsanaa bayaaminta sida DFS u curyaamisay dhaqaalihii khawaarijta
GudahaWararka

Wasiir Cadaala: Shirkeenna maanta waxa uu ku saabsanaa bayaaminta sida DFS u curyaamisay dhaqaalihii khawaarijta

By SB
Last updated: February 25, 2026
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan golaha wasiirrada ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, iyagoo faahfaahin ka bixiyay halka uu marayo dagaalka ka dhanka ah kooxda Khawaarijta.

Wasiir kuxigeenka Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, ayaa sheegay in dagaalka ay dowladdu kula jirto Khawaarijta uu leeyahay saddex weji oo istaraatiiji ah,isagoo tilmaamay in wejiga koowaad ahaa in dagaal toos ah oo militari lagu beegsado maleeshiyaadka iyo hoggaankooda, si loo wiiqo awooddooda dagaal iyo joogitaankooda deegaannada ay ku dhuumaaleysanayaan taas na dowladda guul weyn ka gaadhay oo ka xoraysay dhamaan deegaanadii kooxdu ku dhuuman jirtay.

Wejiga labaad dagaalka  ayuu wasiirku sheegay inuu ahaa dagaal dhanka afkaarta ah, kaas oo lagu ciribtirayo fikirka xagjirka ah ee ay ku marin habaabiyaan dhalinyarada, laguna xoojinayo wacyigelinta bulshada iyo ka hortagga fikirrada qalafsan,dadaal dheer ka dibna si weyn ayaa loogu jabiyey khawaarijta iyadoo beryihii u dambaysay isa soo dhiibayeen tirada dhalinyaradii ugu badnad ee ka soo laabata fikir xagjirka ah.

Sidoo kale, wasiirku wuxuu carrabka ku adkeeyay in wejiga saddexaad uu ahaa dagaal dhaqaale, kaas oo lagu beegsanayo ilaha dhaqaale ee ay kooxda ka heli jirtay baadda iyo handadaadda ay ku hayeen ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed.

“Shirkeenna maanta waxa uu ku saabsanaa sida DFS ay u curyaamisay dhaqaalihii baadda ahaa ee Khawaarijtu ka qaadi jireen muwaadiniinta Soomaaliyeed, taas oo guul weyn laga gaaray,” ayuu yiri Wasiir Cadaala.

Mas’uuliyiinta ayaa xusay in tallaabooyinka la qaaday ay horseedeen in si weyn loo yareeyo awooddii dhaqaale ee kooxda, taas oo qeyb ka ah dadaallada ballaaran ee lagu sugayo amniga iyo xasilloonida dalka.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo dhoweysay ansixinta dastuurka dalka

Muqdisho.SONNA...Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta XFS  iyo madaxda kale ee wasaaradda…

March 5, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta oo Muqdisho ku qabatay kulan lagu soo gunaanudayay howlihii xajka + Sawirro

Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta ayaa maanta magaalada muqdisho ku qabatay kulan lagu soo gunaanudayay howlihii xajkii 1440/2019. Kulankan ayaa…

Wararka
December 18, 2019

Mareykanka oo ciidamo u diraya Ciraaq,ka dib weerar lagu qaaday Safaaraddiisa

Mareykanka ayaa sheegay in ay ciidamo dheeri ah u dirayaan Bariga Dhexe, ka dib markii dad mudaaharaadaya ay weerareen xarunta…

Wararka
January 1, 2020

Wasiirka difaaca Soomaaliya oo Turkiga uga qaybgalay bandhig qalabka Militariga

Istanbul (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Difaaca Soomaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaaamac iyo Kaaliyaha Taliska Guud ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed…

GudahaWararka
October 23, 2024

Madaxwyne Xasan Sheekh oo hogaamiyaha Libya kala hadlay joojinta Tahriibka iyo iskaashiga labada dal

Tripoli (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo miro dhal ah la qaatay Hoggaamiyaha Golaha Sare…

GudahaWararka
February 24, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023