Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Wasaaradda xajka Sacuudiga oo bilowday Ololaha Wacyigalinta Xujeyda 
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Wasaaradda xajka Sacuudiga oo bilowday Ololaha Wacyigalinta Xujeyda 
Caalamka

Wasaaradda xajka Sacuudiga oo bilowday Ololaha Wacyigalinta Xujeyda 

By Kanaava Mohamed
Last updated: May 19, 2024
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Xajka iyo Cumrada dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo kaashanaysa dhiggeeda dalalka Islaamka ayaa ayaa billowday olole caalami ah oo wacyigelin oo lagu gaarsiinayo fariimo ku saabsan ku-dhaqanka awaamiirta xajka iyo gudashada cibaadada kana fogaadaan waxkasta oo xajkooda ka xumeyn kara. Fariimahaaas oo ku baxaya 15 luqadood oo ah kuwa ugu badan ee looga hadlo uguna baahsan adduunka.

Ololaha wacyigelinta ah ayaa waxaa ka mid ah in lagu faafiyo awaamiirta iyo shuruucda loo marayo xajka warbaahinta qeybaheeda kala duwan iyo wacyigalin laga sameynayo 20 garoon diyaaradeed oo dalka Sacuudiga ah, iyo in isku xir loo sameynayo xarumaha Islaamiga ah iyo tirokoobyada si fariimaha wacyigalinta ah loo gaarsiiyo dhammaan dadka doonaya inay soo gutaan waajibaadka xajka ee sanadkan.

Sidoo kale Wasaaradda Xajka iyo Cumrada Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa waxay dhaqan galisay fariimo dadka lagu baraya hanaanka gudashada Xajka iyo Cumrada, kuwaas oo laga baahinaya diyaaradaha ku sii socda dalka Sacuudiga ee sida xujeyda, iyadoo dadka lagu gaarsiinayo luuqado ay fahmi karaan.

Wasaaraddu oo dhowr qoraal ah soo dhigtay baraheeda rasmiga ah ee baraha bulshada ayaa dadka la wadaageyso fariimo wacyigalin iyo toosin ah waxayna tiri ” Markaad u socoto Xajka, akhri hagaha wacyi-gelinta sharciga ah, oo baro xuquuqdaada iyo waajibaadka ku saaran iyo ujeedka aad u socota adigoo raacaya nuxurka Xajka, Cumrada iyo Wacyigelinta ku qoran luqadda adiga kugu habboon”.

Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ayaa marti-sharafta Alle u soo bandhigtay tilmaamo badan oo sharraxaad ah, waxaana ka mid ahaa: Tusaha Masjidka Xaramka, Tusaha Masjidka Nabiga NNKH, Tusaha Adeegga Masjidka Nabiga, NNKH, iyadoo dhanka kale suurtogelisay mareegyo dadka xujeyda ah ka heli karaan hanaanka sharuudaha xajka iyo wajibaadka laga doonaya xaajiga.

Xujeyda Soomaalida oo sannadkaan gaareysa 11 kun iyo 500 oo Xaaji ayaa ee ka kala baxaya Garoomada Diyaaradaha dala ayaa kamid ah dadka lagaarsiinayo fariimaha wacyigalinta ah ee wasaaradda Xajka iyo Cumrada Boqortooyada Sacuudi Carabiya ugu talagashay xujeyda sanadkan.

Dhanka kale wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS ayaa iyana dadaal xoogan ugu jirto in muwaadiniinta Soomaaliyeed ee sanadkan xajinaya inay xajkooda u gutaan sida ugu wanaagsan, iyadoo ku dadaaleyso in dadku heleen fariimaha muhiimka u ah gudashada acmaasha xajka.

Si aad u hesho xog wacyi-gelin ah oo ku saabsan xajka guji linkigan

https://www.haj.gov.sa/

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xaaladda Bariga Dhexe oo sii xumaaneysa iyo Mareykanka oo diraya ciidamo dheeraad ah

Xafiiska Pentagon-ka Mareykanka ayaa sheegay in milatariga Maraykanku uu gobolka geyn doono dagaalyahanno iyo maraakiib dagaal oo dheeraad ah, iyadoo…

Caalamka
August 3, 2024

Ruushka iyo Ukrine oo mid kasta ballanqaaday in uu guul ka gaari doono dagaalka

Madaxweynayaasha Ukraine iyo Ruushka ee uu ka dhaxeeyo dagaalka ayaa midba kan kale ballanqaaday  in ay guulo ka gaari doonaan…

Caalamka
January 7, 2023

Qaramada Midoobay oo ku baaqday inta goori goor tahay in wax laga qabto xaaladda Mayanmar

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Xuquuqul Insaanka, Michelle Bachelet,ayaa ka digtay dhibaatooyin dhanka bini’aadanimada ah oo ay geystaan xukumadda  milateriga  ee…

Caalamka
January 7, 2023

Afganistaan: dagaalka u dhexeeya ciidamada iyo Taalibaan oo sii xoogeystay

Dagaallo u dhexeeya ciidamada Afghanistan iyo Taalibaan  ayaa ku sii fidaya gudaha dalkaasi,iyadoo saddex gobol oo ku yaal koonfurta iyo…

Caalamka
August 2, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023