Muqdisho (SONNA)Wasaaradda, Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa qaadaneysa 3,000 oo bareyaal ah, si sare loogu qaado tayada waxbarashada dalka.
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in tillaabadani ay timid ka dib markii Mudaneyaasha Baarlamaanka labadiisa aqal ansixiyeen Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2023, taasi oo Ahmiyad siineysa Waxbarashada.
Hoos ka akhriso War-saxaafadeed