Muqdisho (SONNA): Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada dowladda FS ayaa soo dhoweysay hawlgal ay ciidanka ammaanku ka sameeyeen degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, kaas oo lagu soo xiray xiray dad ku hawlanaa xaalufinta deegaanka.

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid goโaankii xadgudubka ahaa ee Israaโiil ay ku aqoonsatay…
Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…
Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…