Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ayaa soo saartay digniin ku socota dhammaan macaahidda sharciga ah,dugsiyada qur’aanka iyo iimaamyada masaajidda,taas oo ku saabsaneyd inย aan lala shaqeyn Karin kooxaha khawaarijta.
Wasaaradda ayaa ka dhawaajisay in ciddii lagu helo in ay macaamil la tahay kooxaha Khawaarijta laga qaadi doono talaabo adag.