Muqdisho.SONNA…Warmurtiyeed dhowr bog ah ayaa ka soo baxay gabagabadii Shir Magaalada Muqdisho loogu qabtay xubno ka socday Madasha ย Maayarada Soomaaliya ee dalka.
Shirkaan oo ay soo qabanqaabiyeen wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta XFS,waxa uu socday mudadii u dhaxeysay 21-23 kii bishaan.
Haddaba,warmurtiyeedkaan waxa uu u qornaa sidatan:-


